Dr Ilyas Arab

Dr Ilyas Arab Xogo caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

15/12/2025

Dr Maxamed Xasan, waa dhakhtar Soomaaliyeed oo takhasuskiisu yahay Wadnaha (Cardiologist)
Wuxuu inooga sheekaynaa khibradiisa caafimaad iyo tan uu dalka ugu yimi ee bulshada looga shaqaysto.

Nabiis daro ka weyn ma jirto adeege been ka sheeggaya wax aanu ahayn Dr Maxamed saddexda xanuun ee unoo sheegay waa saddexda ugu badan ee qof walba dhibane u noqdo.

Wax Tayfoodh (typhoid) la yidhaahdaa ma jirto-- hal mar hadii Widel test positive uu noqdo inta cimrigaaga ka dhiman positive kaas uun buu soo sarayaa marka kuma jiro xanuunada la sixi karo saxnaanshihiisa.

Gastari/gastariic wax la yidhaahdaana ma jiro-- gastritis, Gastroesophegeal reflux, (GERD) pubtic ulcer iyo duedonal ulcer oo ah saddex xanuun oo laysku khaldo aad iyo aadna isugu eeg ayaa lagu soo koobay gaadtariic baa ku haya....

Infection Dr Maxamed inoo sheegay isagu waa ka baaxad weyn yahay in si yar oo kooban loo sheegi karo sababtuna waa mid category weyn ah iyo mid dumarka ku badan labadoobu Soomalida waxay u daaweeyaan una sheegan isla infection uun.

Address

Somali
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ilyas Arab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category