Asma Online Nutrition Care

Asma Online Nutrition Care Talo bixin cunto iyo horumarinta cafimaadka bulshada

063-4231411

13/11/2025
10/08/2025
23/07/2025

Asmanutritioncenter

22/07/2025

Burco

19/07/2025
13/07/2025

La soco nafaqada ubadkaaga

13/07/2025

Vitamin checkup

09/07/2025

5 shay oo kor u qaadi kara rabitaanka cunto ee ilmaha (appetite): 1. Cuntooyin kor u qaada dheefshiidka. • Saliid saytuun ama xawaashyada fudud sida sinjibiil iyo toon oo lagu daro cuntada waxay caawiyaan dheefshiidka, taas oo rabitaanka cuntada kordhisa. • Liin dhanaan yar, gaar ahaan marka lagu daro salad ama maraq. Yagana waxay ka qayb qatan rabitanka cuntada2. Cabitaanno khafiif ah oo dabiici ah: • Biyo diirran oo liin leh, ama cabbitaan cambe ama tufaax ah oo aan sokor badan lahayn waxay kor u qaadaan dheefshiidka. • Ka fogow cabitaanada leh sonkor badan ama soda – waxay buuxiyaan caloosha iyada oo aan wax ah ku nafaqo jirin.3. Isticmaalka qudaarta iyo midhaha freshka ah:. Qudaarta cagaaran sida kostada , ama digir waxay si tartiib ah u xoojiyaan dheefshiidka.. Midhaha sida tufaaxa, cambe, muus, iyo canab – gaar ahaan marka ilmuhu uu biyo fiican cabbo – waxay si dabiici ah

07/07/2025

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asma Online Nutrition Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category