Dr bile optical

Dr bile optical See better life better !

30/07/2026
Ma u baahan tahay fremas tayo sare leh ama baaritaan indho oo sax ah?Waxaan kuu haynaa:✅ Fremas casri ah oo rag, dumar i...
28/07/2026

Ma u baahan tahay fremas tayo sare leh ama baaritaan indho oo sax ah?

Waxaan kuu haynaa:
✅ Fremas casri ah oo rag, dumar iyo carruurba ku habboon.
✅ Lenses tayo sare leh oo ku habboon baahidaada.
✅ Baaritaan indho oo xirfad leh si loo hubiyo caafimaadka araggaaga.
✅ Adeeg degdeg ah iyo qiimo macquul ah.

Araggaagu waa muhiim! Ha sugin ilaa dhibaatadu sii badato. Maanta noo soo booqo si aad u hesho adeeg tayo leh iyo talo xirfadeed.

📍 Dr Bile Optical
📞 0633333082

nagala soo xiriir si aad u ballansato baaritaan ama u doorato fremaska kuugu habboon.

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr bile optical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category