Al Ihsan Medical Center

Website

Al Ihsan Medical Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al Ihsan Medical Center, Medical and health, Branch 1: M. Mooge , Branch 2: Siinay , Branch 3: Kilelka, Hargeisa.

08/10/2026

Dr. Shiine

Dr. Mohamoud Ahmed Mohamed (Dr. Shiine) aya magaalada Hargeysa kuso laabanaya 8 Oct, maalinta khamiista. Isaga oo bixinaya adeegyo caafimaad oo dhammaystiran oo la xiriira daryeelka indhaha, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

โœ… Baaritaanka indhaha
โœ… Qalliinnada indhaha
โœ… La-talinta iyo daaweynta cudurrada indhaha

โณ Fursad kooban! Dr. Shiine wuxuu Hargeysa joogi doonaa muddo xaddidan. Sidaa darteed, fadlan h**e isu diiwaangeli si aad u xaqiijisato ballantaada ugana faaโ€™iidaysato adeeggiisa.

๐Ÿ“ Xarunta Wayn ee Al ihsan hospital,
Ka soo horjeedka beerta xorriyada โ€“ Hargeysa

๐Ÿ“ž Wac: 063 9666624
0639666623

Medical & health

Dr. ShiineDr. Mohamoud Ahmed Mohamed (Dr. Shiine) aya magaalada Hargeysa kuso laaban doona maalinta isniinta 14 Septembe...
14/09/2026

Dr. Shiine

Dr. Mohamoud Ahmed Mohamed (Dr. Shiine) aya magaalada Hargeysa kuso laaban doona maalinta isniinta 14 September. Isaga oo bixinaya adeegyo caafimaad oo dhammaystiran oo la xiriira daryeelka indhaha, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

โœ… Baaritaanka indhaha
โœ… Qalliinnada indhaha
โœ… La-talinta iyo daaweynta cudurrada indhaha

โณ Fursad kooban! Dr. Shiine wuxuu Hargeysa joogi doonaa muddo xaddidan. Sidaa darteed, fadlan h**e isu diiwaangeli si aad u xaqiijisato ballantaada ugana faaโ€™iidaysato adeeggiisa.

๐Ÿ“ Xarunta Wayn ee Al ihsan hospital,
Ka soo horjeedka beerta xorriyada โ€“ Hargeysa

๐Ÿ“ž Wac: 063 9666624
0639666623

Dr. ShiineDr. Mohamoud Ahmed Mohamed (Dr. Shiine) aya magaalada Hargeysa kuso laaban doona maalinta isniinta 31 August ....
27/08/2026

Dr. Shiine

Dr. Mohamoud Ahmed Mohamed (Dr. Shiine) aya magaalada Hargeysa kuso laaban doona maalinta isniinta 31 August .
Isaga oo bixinaya adeegyo caafimaad oo dhammaystiran oo la xiriira daryeelka indhaha, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

โœ… Baaritaanka indhaha
โœ… Qalliinnada indhaha
โœ… La-talinta iyo daaweynta cudurrada indhaha

โณ Fursad kooban! Dr. Shiine wuxuu Hargeysa joogi doonaa muddo xaddidan. Sidaa darteed, fadlan h**e isu diiwaangeli si aad u xaqiijisato ballantaada ugana faaโ€™iidaysato adeeggiisa.

๐Ÿ“ Xarunta Wayn ee Al ihsan hospital,
Ka soo horjeedka beerta xorriyada โ€“ Hargeysa

๐Ÿ“ž Wac: 063 9666624
063 9666623

๐ŸŒ™โœจ JIMCA WANAAGSAN โœจ๐ŸŒ™Allaha ha inaga dhigo kuwa ka faaโ€™iidaysta barakada Jimcaha ๐Ÿคฒ๐Ÿ“ฟ Ku badi salliga Nabiga (NNKH):ุงู„ู„ู‡ู… ...
24/04/2026

๐ŸŒ™โœจ JIMCA WANAAGSAN โœจ๐ŸŒ™

Allaha ha inaga dhigo kuwa ka faaโ€™iidaysta barakada Jimcaha ๐Ÿคฒ

๐Ÿ“ฟ Ku badi salliga Nabiga (NNKH):
ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ูู‘ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ

๐Ÿ’ซ Jimcuhu waa maalin kheyr badan leh:
โ€ข Ducada waa la aqbalaa
โ€ข Dambiyada waa la dhaafaa
โ€ข Ajarka waa la labanlaabaa

๐Ÿค Ha ilaawin:
โžก๏ธ Akhrinta Suuratul Kahf
โžก๏ธ Salliga Nabiga (NNKH)
โžก๏ธ Ducada naftaada iyo ummadda Muslimka

๐ŸŒน Jimca Mubarak ๐ŸŒน
Allaha naga aqbalo cibaadadeena

๐Ÿ“ž La wadaag kheyrkan si aad ajar u hesho

โœจ Al Ihsan Medical Center โœจWaxaan si joogto ah u bixinaa la-talin caafimaad oo tayo sare leh, si aad u hesho daryeel sax...
26/03/2026

โœจ Al Ihsan Medical Center โœจ
Waxaan si joogto ah u bixinaa la-talin caafimaad oo tayo sare leh, si aad u hesho daryeel sax ah iyo caafimaad joogto ah.
๐Ÿ’™ Kalsooni โ€ข Daryeel โ€ข Tayo ๐Ÿ’™
๐Ÿ“ž 063-8881865

๐Ÿฅ AL IHSAN MEDICAL CENTER ๐ŸฅMa u baahan tahay adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo?Al Ihsan Medical Center wuxuu kuu h...
25/03/2026

๐Ÿฅ AL IHSAN MEDICAL CENTER ๐Ÿฅ

Ma u baahan tahay adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo?
Al Ihsan Medical Center wuxuu kuu hayaa adeegyo tayo sare leh iyo daryeel aad ku kalsoonaan karto!

โœจ Waxaan bixinaa:
โœ”๏ธ Talo iyo la-talin dhakhtar
โœ”๏ธ Gargaarka degdegga ah
โœ”๏ธ Shaybaadh casri ah

๐Ÿ’™ Caafimaadkaaga waa mudnaanteena koowaad!
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Dhakhaatiir khibrad leh iyo qalab casri ah ayaan kuu diyaarinay.

๐Ÿ“ž Nala soo xidhiidh: 063 8881038
๐Ÿ“ Booqo maanta oo hel adeeg degdeg ah oo hufan

๐Ÿ‘‰ Al Ihsan Medical Center โ€“ Daryeel aad ku kalsoonaan karto!

๐ŸŒ™ Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™Al Ihsan Medical CenterWaxaan dhammaan shacabka Muslimiinta ah u rajaynaynaa Ciidul Fidriga farxad leh ...
19/03/2026

๐ŸŒ™ Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™
Al Ihsan Medical Center
Waxaan dhammaan shacabka Muslimiinta ah u rajaynaynaa Ciidul Fidriga farxad leh ๐ŸŽ‰
Caafimaad iyo daryeel tayo leh mar walba waa diyaar ๐Ÿ’™
Ku soo dhawoow xarunteena si aad u hesho adeeg caafimaad oo heer sare ah.
๐Ÿ“ž 063 8881865

๐ŸŒ™ Ramadan Mubarak & Jumca Kariim ๐ŸคฒAlle ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka wanaagsan.Maanta oo ah Jumco barakey...
13/03/2026

๐ŸŒ™ Ramadan Mubarak & Jumca Kariim ๐Ÿคฒ

Alle ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka wanaagsan.
Maanta oo ah Jumco barakeysan, aan badino ducada iyo ku salinta Nabiga ๏ทบ.

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ โค๏ธ

Al Ihsan Medical Center
Adeeg caafimaad oo lagu kalsoon yahay.

๐Ÿ“ž 063 8881038

Fadliga 10-ka Dambe ee Ramadaan ๐ŸŒ™10-ka dambe ee Ramadaan waa maalmo barakeysan oo ajar badan leh. Waa waqtiga lagu raadi...
09/03/2026

Fadliga 10-ka Dambe ee Ramadaan ๐ŸŒ™
10-ka dambe ee Ramadaan waa maalmo barakeysan oo ajar badan leh. Waa waqtiga lagu raadiyo Laylatul Qadr, habeen ka khayr badan 1000 bilood.
Rasuulka ๏ทบ wuxuu yiri:
โ€œRaadiya Laylatul Qadr toddobada habeen ee dambe.โ€
โœจ Ka faaโ€™iidayso maalmahan:
Badi salaadda habeenkii
Akhri Qurโ€™aanka
Samee duco iyo istighfaar
Bixi sadaqo
Ha seegin fursaddan barakeysan. ๐Ÿคฒ๐ŸŒ™

Bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed, Al Ihsan Medical Center waxay idiin ku bushaaraynayaa tigidhka dhakhtarka oo bilaas...
08/03/2026

Bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed, Al Ihsan Medical Center waxay idiin ku bushaaraynayaa tigidhka dhakhtarka oo bilaash ah.
Ka faaโ€™iidayso fursaddan oo hel adeeg caafimaad oo tayo leh.
๐Ÿ“ž 063 8881038
Al Ihsan Medical Center ๐Ÿฅ

Address

Branch 1: M. Mooge , Branch 2: Siinay , Branch 3: Kilelka
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Ihsan Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share