Al-Absaar Optident

Al-Absaar Optident Al- Absaar Optident provides quality eye and dental care for a better vision๐Ÿ‘€ and better smile๐Ÿ˜Š Al- Absaar Optical offers
1. Anti Radiation lenses
3.

Eye Examination throuh computerized eye testing
2. Transtion/ Photochromic Glasses

04/05/2026

Qadra mohamed mire waxay ka mid tahay macaamisha sida joogtada ugu xiran xarunteena Al-Absaar Optident waxay ka warbixinaysaa so dhaweynti lo sameeyay iyo shaqadi wacnayd ee uu u qabtay dhakhtarkeena ilkaha

29/04/2026

Samira mohamed waxay ka mid tahay macaamisha sida joogtada ugu xiran xarunteena al absaar optical

Qurxi afkaaga oo dhoola cadeey walwal la'aan, ๐€๐ฅ ๐š๐›๐ฌ๐š๐š๐ซ ๐จ๐ฉ๐ญ๐ข๐๐ž๐ง๐ญ qeybteeda ilkaha ayaa kuu diyaarisay adeegga ilko qurxi...
07/04/2026

Qurxi afkaaga oo dhoola cadeey walwal la'aan, ๐€๐ฅ ๐š๐›๐ฌ๐š๐š๐ซ ๐จ๐ฉ๐ญ๐ข๐๐ž๐ง๐ญ qeybteeda ilkaha ayaa kuu diyaarisay adeegga ilko qurxin dhameytiran.
๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
๐Ÿ“ž โ€ชโ€ช+252 619042244โ€ฌโ€ฌ // โ€ชโ€ช+252 615867565โ€ฌโ€ฌ
๐Ÿ‘‰ Ex-Barakaat, Kismayo, Somali

27/02/2026

Waa midka mid macaamisha ka faaideystay Qiimo dhimista 30% qeybta ilkaha oo ay sameysay xarunta Al-Absaar Optident
Qiimo dhimistan waxay socondontaa inta lagu gudo jiro bisha barakaysan ee Ramadaan

20/02/2026

Dhamaan bulshada reer kismayo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysinaya in inta lagu gudo bisha barakaysan RAMADAAN xarunta al absaar ay sameynayso qiimo dhimis 20% okiyalka nocyadooda kala duwan sidoo kalena laga dhigay cabirka indhaha (eye check up) FREE
Share-greey oo la wadaag asxaabtada an ogayn fursadaan qaaliga ah

Ka mid noqo bukaanada nasiibka u yeeshay la kulanka Dr Mostafa Mohamed al qaser oo ka daweynaya dhammaan xanuunada ku dh...
13/08/2025

Ka mid noqo bukaanada nasiibka u yeeshay la kulanka Dr Mostafa Mohamed al qaser oo ka daweynaya dhammaan xanuunada ku dhaca afka iyo ilkaha
Al-absaar waxay ku taala magalada kismayo gaarhaan inta u dhaxaysa dahabshil iyo somali star

15/06/2025
Qurxi afkaaga oo dhoola cadeey walwal la'aan, ๐€๐ฅ ๐š๐›๐ฌ๐š๐š๐ซ ๐จ๐ฉ๐ญ๐ข๐๐ž๐ง๐ญ qeybteeda ilkaha ayaa kuu diyaarisay adeegga gelinta il...
11/05/2025

Qurxi afkaaga oo dhoola cadeey walwal la'aan, ๐€๐ฅ ๐š๐›๐ฌ๐š๐š๐ซ ๐จ๐ฉ๐ญ๐ข๐๐ž๐ง๐ญ qeybteeda ilkaha ayaa kuu diyaarisay adeegga gelinta ilkaha oo aad kaga maarmi doonto ilko la'aan.
๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
๐Ÿ“ž โ€ชโ€ช+252 619042244โ€ฌโ€ฌ // โ€ชโ€ช+252 615867565โ€ฌโ€ฌ
๐Ÿ‘‰ Ex-Barakaat, Kismayo, Somali

06/05/2025

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป

Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan bulshada ku nool magaalada kismayo iyo nawaaxigeeda in xarunta ala absaar kismayo uu imaan doono dhakhtarkii qalliinada indhaha Dr. C/samad Xasan Haye
Dhakhtarku waxa u samayn donaa qalimada indhaha nocyadoda kala duwan sida caadka indhaha daboola, biyaha indhah ku furma iyo dhamman la tacaalida xanunada ku dhaca indhaha
Isdiiwaangelintu waxa ay ka socoto xarunta al absaar
๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ
Xarunta al absaar oo ku taala inta u dhaxysa dahabshil iyo somali star ama talefanada kala ah 0615867565, 0619042244

New Frames ArrivalWaa gabaabsi waysi dhamanayaaan fadlan yan laga dhamaysan e horey u gaar alabsaar optidentAlabsaar wax...
19/04/2025

New Frames Arrival
Waa gabaabsi waysi dhamanayaaan fadlan yan laga dhamaysan e horey u gaar alabsaar optident
Alabsaar waxay ku taalaa magalada kismayo gaarahaan inta u dhaxeya dahabshil iyo somali star ama kala 0619042244

Address

Ka Soo Horjeedka Ex-Barakaat
Kismayo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Absaar Optident posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category