Sahan Health Training Institute

Sahan Health Training Institute Training skilled health professionals for a healthier community.

Guess the answer
04/06/2026

Guess the answer

Jawaab wacan.
31/05/2026

Jawaab wacan.

Isku day jawaabta.
28/05/2026

Isku day jawaabta.

CIID MUBAARAK​ ​Maamulka iyo macalimiinta mac-hadka Sahan Health Training Institute waxay hambalyo diirran oo ku aaddan ...
27/05/2026

CIID MUBAARAK

​ ​Maamulka iyo macalimiinta mac-hadka Sahan Health Training Institute
waxay hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul-Adxa u dirayaan guud ahaan umadda soomaliyeed gaar ahaan bulshada reer kismaayo.
​Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gallado farxad iyo nabad waarta.

Ciid Wanaagsan!

٠.تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

Mac-hadka barashada caafimaadka ee Sahan wuxuu bulsho weynta magaalada Kismayo ogeysiinayaa in ay socoto diiwaan gelinta...
25/04/2026

Mac-hadka barashada caafimaadka ee Sahan wuxuu bulsho weynta magaalada Kismayo ogeysiinayaa in ay socoto diiwaan gelinta fasal cusub oo Auxiliary nurse ah. Wuxuu bilaabanayaa taariikh 2/5/2026 oo ku beegan Sabtida horteenna ah hadduu Eebbe idmo.

Shalay oo ay taariikha ku beegneyd 1/4/2026 waxaa si guul ah inoogu qabsoomay tartan aqooneed u dhexeeya 2 fasal oo ka m...
02/04/2026

Shalay oo ay taariikha ku beegneyd 1/4/2026 waxaa si guul ah inoogu qabsoomay tartan aqooneed u dhexeeya 2 fasal oo ka mid ah ardada Mac-hadka barashada caafimaadka ee Sahan.
2 fasal ee tartanku dhex maray waxay bixiyeen dadaal iyo juhdi badan si koox walba guusha u hanato balse gari 2 qof k**a wada qosliso guushu waxay raacday kooxda tobac saacleyda ee sawirka hoose ka muuqda.

🌙 CIID MUBAARAK! 🌙​Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh ​Maamulka iyo macalimiinta sahan health training insti...
19/03/2026

🌙 CIID MUBAARAK! 🌙

​Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh
​Maamulka iyo macalimiinta sahan health training institute
waxay hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fidriga u dirayaan guud ahaan umadda soomaliyeed gaar ahaan bulshada reer kismaayo.
​Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gallado farxad iyo nabad waarta.

Ciid Wanaagsan!

08/02/2026

Sharraxaada beerka iyo habka uu u shaqeeyo.

03/02/2026

Respiratory systen explanation.

30/01/2026

Machadka Sahan Health Training Institute wuxuu ardadiisa u diyaariyey casharro Practical & Theory ah.
Waxbarasho tayo leh, macallimiin khibrad leh, iyo barasho ku saleysan ficil & faham dhab ah.

Address

Guulwade
Kismayo

Opening Hours

Monday 13:00 - 17:30
Tuesday 13:00 - 17:30
Wednesday 13:00 - 17:30
Thursday 13:00 - 17:30
Friday 13:00 - 17:30
Saturday 13:00 - 17:30
Sunday 13:00 - 17:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Health Training Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share