Isbitaalka Guud Ee Kismaayo

Website

Isbitaalka Guud Ee Kismaayo Isbtaalka Guud Ee kismayo- kismayo General Hospital

🏥 OGEYSIIS MUHIIM AHMaamulka Isbitaalka Guud ee Kismaayo wuxuu si farxad leh ugu wargelinayaa dhammaan bukaannada iyo bu...
17/11/2026

🏥 OGEYSIIS MUHIIM AH
Maamulka Isbitaalka Guud ee Kismaayo wuxuu si farxad leh ugu wargelinayaa dhammaan bukaannada iyo bulshada reer Kismaayo in Dr. Abdirashid Bashir uu si rasmi ah dib ugu soo laabtay shaqadiisii caafimaad ee Isbitaalka Guud ee Kismaayo.
Maamulka isbitaalku wuxuu soo dhoweynayaa dib u soo laabashadiisa, wuxuuna rajeynayaa inuu sii wado kaalintiisa muhiimka ah ee daryeelka caafimaadka iyo u adeegidda bulshada.
Waxaan u rajeyneynaa guul iyo horumar shaqadiisa.
Ku soo dhawoow mar kale, Dr. Abdirashid Bashir Diriye
Maamulka Isbitaalka Guud ee Kismaayo
Daryeel, Adeeg iyo Badbaadinta Nolosha.

𝟭𝟳 𝗡𝗢𝗩𝗘𝗠𝗕𝗘𝗥 | 𝗪𝗢𝗥𝗟𝗗 𝗖𝗘𝗥𝗩𝗜𝗖𝗔𝗟 𝗖𝗔𝗡𝗖𝗘𝗥 𝗘𝗟𝗜𝗠𝗜𝗡𝗔𝗧𝗜𝗢𝗡 𝗗𝗔𝗬𝗞𝗮𝗻𝘀𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗔𝗳𝗸𝗮 𝗜𝗹𝗺𝗼-𝗴𝗮𝗹𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗵𝗼𝗿𝘁𝗮𝗴𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮!Maalinta Caalamiga...
17/11/2026

𝟭𝟳 𝗡𝗢𝗩𝗘𝗠𝗕𝗘𝗥 | 𝗪𝗢𝗥𝗟𝗗 𝗖𝗘𝗥𝗩𝗜𝗖𝗔𝗟 𝗖𝗔𝗡𝗖𝗘𝗥 𝗘𝗟𝗜𝗠𝗜𝗡𝗔𝗧𝗜𝗢𝗡 𝗗𝗔𝗬

𝗞𝗮𝗻𝘀𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗔𝗳𝗸𝗮 𝗜𝗹𝗺𝗼-𝗴𝗮𝗹𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗵𝗼𝗿𝘁𝗮𝗴𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮!

Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Kansarka Afka Ilmo-galeenka awgeed, 𝗞𝗶𝘀𝗺𝗮𝘆𝗼 𝗚𝗲𝗻𝗲𝗿𝗮𝗹 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹 waxay bulshada xusuusinaysaa muhiimadda ay leedahay wacyigelinta, baaritaanka joogtada ah iyo tallaalka 𝗛𝗣𝗩.

𝗢𝗴𝗮𝗮𝗻𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗯𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮, 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵. ❤️

📍 𝗞𝗶𝘀𝗺𝗮𝘆𝗼 𝗚𝗲𝗻𝗲𝗿𝗮𝗹 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹

🤍 WORLD PREMATURITY DAYMAALINTA CAALAMIGA AH EE DHALLAANKA DHICISKA AHMaanta oo ah 17-ka Nofeembar, waxaa dunida laga xu...
17/11/2026

🤍 WORLD PREMATURITY DAY

MAALINTA CAALAMIGA AH EE DHALLAANKA DHICISKA AH

Maanta oo ah 17-ka Nofeembar, waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Dhallaanka Dhalmada ku Dhiciska ah, si kor loogu qaado wacyiga bulshada ee ku saabsan dhalmada dhiciska ah iyo daryeelka gaarka ah ee ay u baahan yihiin dhallaankaas.

Dhalmada dhiciska ah waa marka ilmuhu dhasho ka hor 37 toddobaad oo uurka ah. Dhallaankaasi waxay u baahan karaan daryeel caafimaad oo gaar ah si ay u helaan fursad wanaagsan oo korriin iyo nolol caafimaad leh.

🤰 Hooyooyinku ha helaan daryeel caafimaad oo joogto ah inta ay uurka leeyihiin.

👶 Dhallaanka dhiciska ah waxay mudan yihiin daryeel, jacayl iyo fursad nololeed.

💜 Dhalmada dhicisku ma aha dhammaadka rajada. Dhallaan kasta wuxuu mudan yahay nolol iyo mustaqbal wanaagsan.

Kismayo General Hospital waxay bulshada ku boorrinaysaa muhiimadda daryeelka hooyada iyo dhallaanka.

🤧 KA ILAALI ILMAHAAGA XANUUNADA OOF-WAREENKA! 🩺Oof-wareenku waa xanuun saameyn kara caafimaadka carruurta. Waalid ahaan,...
17/11/2026

🤧 KA ILAALI ILMAHAAGA XANUUNADA OOF-WAREENKA! 🩺

Oof-wareenku waa xanuun saameyn kara caafimaadka carruurta. Waalid ahaan, ilaali ilmahaaga, kana taxaddar calaamadaha lagu garto.

4 Talo oo muhiim ah:
🔹 Xooji difaaciisa adigoo siinaya cuntooyin nafaqo leh.
🔹 Ka ilaali qiiqa, kuna hay meel nadiif ah.
🔹 Hubi inuu qaato tallaallada saxda ah.
🔹 Ku dhiirrigeli jimicsi iyo dhaqdhaqaaq jireed.

👨‍⚕️ La kulan Dr. Abdiukadir Ahmed Hared – Dhakhtarka Carruurta.

📍 Kismayo General Hospital – Calanley, Kismayo, Somalia.

🦴 𝐌𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐄𝐄𝐌𝐀𝐘𝐒𝐀𝐀 𝐗𝐀𝐍𝐔𝐔𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐅𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐌𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐀-𝐆𝐎𝐘𝐒𝐘𝐀𝐃𝐀? 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐲𝐨 waxaad ka helaysaa daryeelka iyo daaweynt...
16/11/2026

🦴 𝐌𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐄𝐄𝐌𝐀𝐘𝐒𝐀𝐀 𝐗𝐀𝐍𝐔𝐔𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐅𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐌𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐀-𝐆𝐎𝐘𝐒𝐘𝐀𝐃𝐀?

𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐲𝐨 waxaad ka helaysaa daryeelka iyo daaweynta cudurrada lafaha iyo kala-goysyada.

𝐋𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐢𝐬𝐚𝐥 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐀𝐥𝐢 – 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐋𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚

🩺 Adeegyada:

🔹 Daaweynta jilib-xanuunka
🔹 Daaweynta dhabar-xanuunka
🔹 Daryeelka lafaha
🔹 Kabidda jabka lafaha

📍 Kismayo, Calanley – Somalia
📞 +252 618670898 / +252 628670898

🌐 Isbitaalka Guud Ee Kismaayo

💜 15-KA NOFEEMBAR – MAALINTA CAAALAMIGA AH EE DHALLAANKA DHICISKA KU DHASHA (WORLD PREMATURITY DAY)Maanta oo ah 15-ka No...
15/11/2026

💜 15-KA NOFEEMBAR – MAALINTA CAAALAMIGA AH EE DHALLAANKA DHICISKA KU DHASHA (WORLD PREMATURITY DAY)

Maanta oo ah 15-ka Nofeembar, waxaan xusaynaa maalinta caalamiga ah ee dhallaanka dhiciska ku dhasha, annagoo xoojinayna wacyigelinta iyo daryeelka gaarka ah ee ay u baahan yihiin dhallaanka ku dhasha xilli ka horreeya waqtigii loogu talagalay. 👶💜

❤️ Dhallaanka dhiciska ku dhasha waxay u baahan yihiin daryeel caafimaad oo gaar ah, naxariis iyo taageero si ay u helaan fursad nolol caafimaad leh.

Kismayo General Hospital wuxuu bulshada ku boorrinayaa muhiimadda daryeelka hooyada uurka leh iyo kan dhallaanka.

Daryeel maanta, badbaado berri! 💙






🩺 MAALINTA SONKOROWGA ADDUUNKA – 14 NOVEMBER 2026 💙KISMAAYO GENERAL HOSPITAL waxay bulshada xusuusinaysaa muhiimadda ay ...
14/11/2026

🩺 MAALINTA SONKOROWGA ADDUUNKA – 14 NOVEMBER 2026 💙

KISMAAYO GENERAL HOSPITAL waxay bulshada xusuusinaysaa muhiimadda ay leedahay ka hortagga iyo ogaanshaha h**e ee cudurka Sonkorowga (Diabetes).

🩸 Si joogto ah isaga baar sonkorta dhiiggaaga.
🥗 Cun cunto caafimaad leh.
🏃 Samee jimicsi joogto ah.
❤️ Ilaali caafimaadkaaga, kana hortag dhibaatooyinka sonkorowga.

HA SUGIN XANUUNKA, CAAFIMAADKAAGA KA HORMARI!

📍 Kismaayo, Calanley, Kismaayo-Somalia.

KISMAAYO GENERAL HOSPITAL – DAR YEEL CA​​AFIMAAD OO TAYO LEH. 💙

JUMMA MUBAARAK Isbitaalka Guud Ee Kismaayo
13/11/2026

JUMMA MUBAARAK
Isbitaalka Guud Ee Kismaayo


🫁 𝟏𝟐-𝐊𝐀 𝐍𝐎𝐅𝐄𝐄𝐌𝐁𝐀𝐑 – 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐎𝐎𝐅-𝐖𝐀𝐑𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐃𝐔𝐔𝐍𝐊𝐀Maanta oo ay tahay Maalinta Oof-wareenka Adduunka, Isbitaalka Guud Ee K...
12/11/2026

🫁 𝟏𝟐-𝐊𝐀 𝐍𝐎𝐅𝐄𝐄𝐌𝐁𝐀𝐑 – 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐎𝐎𝐅-𝐖𝐀𝐑𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐃𝐔𝐔𝐍𝐊𝐀

Maanta oo ay tahay Maalinta Oof-wareenka Adduunka, Isbitaalka Guud Ee Kismaayo wuxuu waalidiinta xusuusinayaa muhiimadda ay leedahay ilaalinta caafimaadka carruurta.

🩺 Ka hortaggu wuxuu ka wanaagsan yahay daaweynta!

💉 Hubi in ilmahaagu qaato tallaalka Oof-wareenka, kuna dhammaystiro jadwalka tallaalka si loo ilaaliyo caafimaadkiisa.

Ha sugin cudurku inuu dhaco, maanta ka hortag oo ilaali nolosha ilmahaaga!

𝐋𝐀 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐃𝐑. 𝐀𝐁𝐃𝐈𝐔𝐊𝐀𝐃𝐈𝐑 𝐀𝐇𝐌𝐄𝐃 𝐇𝐀𝐑𝐄𝐃 – 𝐃𝐇𝐀𝐊𝐇𝐓𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐑𝐔𝐔𝐑𝐓𝐀 (𝐏𝐄𝐃𝐈𝐀𝐓𝐑𝐈𝐂𝐈𝐀𝐍)Isbitaalka Guud Ee Kismaayo  wuxuu bulshada u h...
11/11/2026

𝐋𝐀 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐃𝐑. 𝐀𝐁𝐃𝐈𝐔𝐊𝐀𝐃𝐈𝐑 𝐀𝐇𝐌𝐄𝐃 𝐇𝐀𝐑𝐄𝐃 – 𝐃𝐇𝐀𝐊𝐇𝐓𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐑𝐔𝐔𝐑𝐓𝐀 (𝐏𝐄𝐃𝐈𝐀𝐓𝐑𝐈𝐂𝐈𝐀𝐍)

Isbitaalka Guud Ee Kismaayo wuxuu bulshada u hayaa adeeg caafimaad oo tayo leh, gaar ahaan daryeelka caafimaadka carruurta.

👨‍⚕️ 𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐮𝐤𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐫𝐞𝐝 waa dhakhtar ku takhasusay caafimaadka carruurta, kana shaqeeya baarista, daaweynta iyo la socodka caafimaadka carruurta.

𝘼𝙙𝙚𝙚𝙜𝙮𝙖𝙙𝙖 𝙪𝙪 𝙗𝙞𝙭𝙞𝙮𝙤 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙠𝙖 𝙢𝙞𝙙 𝙖𝙝:

✅ Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada carruurta.
✅ Daryeelka ilmaha iyo korriinkiisa.
✅ Daaweynta qandhada, qunfaca iyo caabuqyada carruurta.
✅ La-tashiga nafaqada iyo korriinka ilmaha.
✅ Kormeerka caafimaadka ilmaha laga bilaabo dhalashada.
✅ Talooyin iyo daryeel caafimaad oo ku habboon carruurta.

💙 Caafimaadka carruurteennu waa mustaqbalkeenna!

📍 Goobta: Kismayo, Calanley – Kismayo, Soomaaliya.

📞 Nala soo xiriir:
+252 618670898
+252 628670898

Address

Faanole
Kismayo
0001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbitaalka Guud Ee Kismaayo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share