07/07/2026
Ogaysiis Ogaysiis muhima!
Waxaa lagu war galinayaa dhamaan bulshada waqooyi Bari in Dr Ali macow oo ah khabiir caafimaad uu ku soo wajahan yahay lasacanod 22/7/2026 insha Allah
Doctor wuxuu kaa daawaynayaa dhamaan xanuunada guud gaar ahaan cudurada uurkujirta
Doctor wuxuu wataa qalab casriya
Wixii faahfaahin Kala xidhiidh
634902489/634988853/0634906200