Shaafi Optical And eye care

Shaafi Optical And eye care Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaafi Optical And eye care, Medical and health, masjid Cali bare, Laascaanood.

Shaafi Optical And eye care Laascaanood waxay kugu bushaarayanayaa inuu yimi safar cusub oo frames ah
13/07/2026

Shaafi Optical And eye care
Laascaanood waxay kugu bushaarayanayaa inuu yimi safar cusub oo frames ah

10/07/2026

Shaafi Optical And eye care
Ma doonaysaa inaad indhahaaga ka ilaaliso qorraxda, dabaasha,
ma u baahan tahay arag caafimaad qaba iyo freemo qurxoon oo wejigaaga ku Soo baxo ?
Waxa kasta oo aad u baahan tahay
Optical And eye care baa kuu diyaarisay:

1: ​Frames: Kuwa ugu dambeeyay ee fashion.
2: Sunglasses: Muraayado quruxoon oo difaaca adag leh (UV Protection).

3: Tayada ugu sarreysa & Qiimaha ugu jaban ee magaalada!

​Wixii faahfaahin ah: [0905187072]
​Goobta: [ka Soo horjeedka masjid Ali Barre)

Shaafi Optical And eye care    laascaanood Macaamiisha sharafta leh waxaan idin ogeysiineynaa inShaafi Optical aad ka he...
16/03/2026

Shaafi Optical And eye care
laascaanood
Macaamiisha sharafta leh waxaan idin ogeysiineynaa in
Shaafi Optical aad ka heli kartaan adeegyo kala duwan oo tayo sare leh.

Frames qurux badan oo noocyo kala duwan ah
Muraayadaha Protection-ka ilaalinta indhaha
💳 Adeegga Amaano Insurance
👁 Baaritaanka aragga (Eye check)
Iyo adeegyo kale oo badan

Nagu soo booqo xarunteena shaafi optical optical laascaanood
Ka Soo horjeedka masjid Cali bare ama
Kala xiriir Https://wa.me/+252905187072

Address

Masjid Cali Bare
Laascaanood
0905187072

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafi Optical And eye care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shaafi Optical And eye care:

Shortcuts

Share