Caafi Hospital Lasanod

Caafi Hospital Lasanod Cisbitaalka Caafi ee lasanod waa cisbitaal u adeegga Bulshada wuxuuna bixiyaa adeegyo caafimaad oo Tayadoodu aad u sareyso 24/7.

Wuxuu ku yaalaa Xaafada wadajir wuxuu saaran yahay laamiga dhabada hawdka Una dhow yahay masjidul Al Hudda.

Dhamaan macaamiiisha iyo Bah-wadaagta Caafi Hospital.Waxaanu idinku hambalyaynaynaa Ciidka Fitriga, waxaan Allah idiinka...
26/05/2026

Dhamaan macaamiiisha iyo Bah-wadaagta Caafi Hospital.

Waxaanu idinku hambalyaynaynaa Ciidka Fitriga, waxaan Allah idiinka rajaynaynaa in aad ku ciidaan Caafimaad, Barwaaqo, Badhaadhe, Farxad & Nabad.

Allah ciidan ciideeda Caafimaad iyo Nabad ha inagu gaadhsiiyo.

نَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ‎ Alle ha'u naxariisto qabrigana ha'u waasiciyo, Dr Sayid Mubaarik Aw-Muuse oo...
19/05/2026

نَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ‎
Alle ha'u naxariisto qabrigana ha'u waasiciyo, Dr Sayid Mubaarik Aw-Muuse oo Kamid ahaa dhakhaatiirta deegaanka ka hawl geli jiray khaasatan degmada Buuhoodle, in badana la tacaalayey xanuunka Cancer ka oo garabka kaga dhacay (Osteosarcoma). Marar badana daawo ka qaatay oo lagu guulaystay, saakase ku geeryooday magaaladda Muqdisho oo muddooyinkii u dambeeyey lagula tacaalayey xaaladiisa caafimaad.

Xanuunkii iyo kaarkii uu maray Alle dembi dhaaf hawga dhigo. Aamiin aamiin.

Cisbitaalka caafi waxaad ka helaysaa Shaybaadh casriya oo dhamaystiranBooqo caafi oo hel daryeel caafimaad
05/05/2026

Cisbitaalka caafi waxaad ka helaysaa
Shaybaadh casriya oo dhamaystiran

Booqo caafi oo hel daryeel caafimaad

04/05/2026

Bishaaro Bishaaro Bishaaro.

Waxaa bulsha waynta Reer Waqooyi Bari gaar ahaan Reer Laascaanood loogu bishaaraynayaa in Cisbitaalka Caafi uu ku soo biiray dhakhtarka carruurta iyo dhallaanka Dr.Ilyaas Cabdirashiid .Dhakhtarku wuxuu ka soo shaqeeyay dalka dibaddiisa wuxuuna leeyahay khibrad 7 sano ah.

Deegaanka oo uusan horay u joogin dhakhtar carruurta si gaar ah ugu takhasusay ,waxay u tahay fursad aad u wayn oo digtoorku dabooli doono baahidii loo qabay ,lagagana maarmi doono safaradii ubadka xaalado caafimaad loogu qaadi jiray gobalada deriska iyo dibadaha.

Cisbitaalku wuxuu ku yaallaa ka soo horjeedka Masjid Al Huda,dhanka Koonfurta ee wadada Toocil.

24/7Caafi hospital lasanood Waxaad ka helaysaa adeeg caafimaad oo dhamaystiran habeen iyo maalin saacad walba.♥︎Dhakhtar...
03/05/2026

24/7
Caafi hospital lasanood

Waxaad ka helaysaa adeeg caafimaad oo dhamaystiran habeen iyo maalin saacad walba.
♥︎Dhakhtarka caruurta iyo dhalaanka
■Dhakhtarka cudurada guud
■Dhakhtarka haweenka iyo qaliimada hooyada uurkaleh
■Shaybaadh qibrad iyo qalab casriya ku dhisan
■Daawo tayoleh oo la hubo

Soobooqo oo hel adeeg ku raali galiya

Caafi hospital wuxuu kuyaala waaxda wadajir ee degmada laascaanood caasimadda WBS, wadada hawdka ama toocil aaga masjid Al-hudda.

Address

Caafi Hospital Las-anod
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafi Hospital Lasanod posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category