19/08/2023
Ogaysiis ogaysiis ogaysiis.
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Bulshada ku nool magaalada matabaan iyo nawaaxigeeda in isbitaalka guud ee mataban general hospital uu imaandoono 21/08/2023 oo ah malinta bariya dr Gatahun mihrat oo ah dhaqtar u dhashay dalka itoobiya kuna taqasususay cudurada neerfaha iyo dhimirka .
Cudurada dhaqatarku daaweynayo waxaa ka mid ah
1. Qalalka
2. Shimbirowga
3. Faaliga
6. Maskax garaadka
7. Waalida dhaqanta & mida cusub
8. Isku buuqa
9. Daaweynta Paralayska
10. Laleelmada
11.madax xamunka
12. daawaynta ilmaha aan qoorta iyo dhabartarka ceshan Karin.
13. Daawent jilbaxanuunka , dhabarxanuunka iyo roomatismiyada lafaha iyo murqaha.
Iyo dhamaan Cudurado la xiriira Neerfaha iyo dhimirka
NB. Dakhtarku waxaa uu isticmaali doonaa Qalab casri ah sida Kumbuyuutarada maskaxda iyo madaxa ee EEG, iyo akubanjar kuwaaso Lagu ogaado xanuunada ku dhaca Maskaxda iyo xididada jirka. Dhaqtarka waxa uu ka ka soo shaqeeyay isbitaalada ugu waaweyn xaga neerfaha iyo dhimirka ee dalka itoobiya wuxuuna khibrad dheerad ah u leeyahay saarista iyo aqrinta cumbutarada masamaxda iyo iyo xididada .
hadaba isdiiwangalinta waxay ka socotaa xarunta isbitaalaka wayn ee degmada.
Hadab wixii faahfaahin ah kala xariir tell: 0619772943/0615642764/0615598331.