Dr.nasiib

Dr.nasiib MD - Professional Dermatology, Trichology, Cosmetology And Skin Care. Dr Mohamed Ahmed Nasiib

24/12/2025

𝐌𝐚𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫𝐬𝐚𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐥𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐚 Bidhaan Health & Beauty. Qeyteda TALEEH

Nala dhameyso muuqaalkaan si aad si sax ah u ogaato goobta ay ku taallo xarunteena Bidhaan Health & Beauty.TALEEH

24/12/2025

STRETCH MARKS waxa uu ka mid yahay wax yaabaha qofka ku imaan kara maqaarkiisa gaar ahaan dadka aan miisankiisa aan control-neen, dadka uu biyo cabkoodu yaryahay ayuu ku imaada isbadalkaan.

22/12/2025

Isbadalka noocaan ah wax yaabaha ugu badan uu sababo waxaa ka mid ah qofka marii uu wajigiisa uu ku arko fin in uu tuujiyo ACNE SCARS labo nooc ayaa loo qeybiyaa mid maqaarka uu god noqdo iyo mid maqarka uu soo buuranaayo taas oo labadooduba sameyn karat qof quruxda wajigiisa.

19/12/2025

Cudurada ku dhaca maqaarka waxa ay u qeyb samaan labo, kuwo la isku daarto iyo kuwo aan la isku daaranin waxaa jiro cuduro badan oo ku dhaca maqaarka oo sababi kara in qofku dareemo cun-cun jirkiisa.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
18/12/2025

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

18/12/2025

Finanka noocan ah ma ahan xasaasiyad waxaa loo yaqaana ACNE ama fin-doob badan waxa ay ku dhacdaa oo ay sameysaa dhalin yarada da,dooda u dhaxeyso 13-18 fiankaan badanaa waxaa sababo saliida qofka jirkiisa ka imaaneyso.

17/12/2025

Bidaarta noocaan ah waxaa keeno badanaa cudurka loo yaqaano AUTOIMMUNE-DISEASE kaas oo badanaa weeraro jirkaaga, Bidaartaan badanaa wey ka duwan tahay kuwa kle sababt oo ah meelo badan oo timaha ku yaalo ayey saameyn kartaa.

16/12/2025

Hadii aad isku aragto isbadalkaan oo kale ma aha in aad umaleyso in lagugu daartay qawid ama (pityriasis versicolor) badanaa waxa uu ku dhacaa dadka banooniga aadka u dheelo iyo kuwa dhididka badan.

Dhamaan macaamiisheyda waxaan heegan idin kugu ahay, xarunta Bidhaan Health & Beauty, TALEEX nagu soo booqda si aad u he...
16/12/2025

Dhamaan macaamiisheyda waxaan heegan idin kugu ahay, xarunta Bidhaan Health & Beauty, TALEEX nagu soo booqda si aad u heshaan daaweyn caafimad oo dhameystiran.



Bidhaan Health & Beauty

La kulan Dhakhtarka Maqaarka tima iyo cidiyaha Dr.nasiib  Si Aad U Hesho Daaweyn Caafimaad Oo dhamaystiran.
15/12/2025

La kulan Dhakhtarka Maqaarka tima iyo cidiyaha Dr.nasiib Si Aad U Hesho Daaweyn Caafimaad Oo dhamaystiran.

Hadii aad ka cabanayso gad gaduudka wajiga la kulan dhaqtarka maqaarka timaha, iyo cidiyaha si aad u hesho daweyn caafim...
13/12/2025

Hadii aad ka cabanayso gad gaduudka wajiga la kulan dhaqtarka maqaarka timaha, iyo cidiyaha si aad u hesho daweyn caafimaad oo dhamaystiran.

Ma Dooneysaa Buuxinta Melaha Banaan Ee Timaha, La Kulan Dhaqtarka Maqaarka,Timaha, Iyo Cidiyaha Si Aad U Hesho Daryeel C...
09/12/2025

Ma Dooneysaa Buuxinta Melaha Banaan Ee Timaha, La Kulan Dhaqtarka Maqaarka,Timaha, Iyo Cidiyaha Si Aad U Hesho Daryeel Caafimad Oo Dhameystiran.

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.nasiib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.nasiib:

Share

Category