DUCO Community Hospital

Call Website Contact the practice

DUCO Community Hospital Ku soo dhawaaw Duco Community Hospital

11/06/2026

Midkamid Bukaanada Daryeelka ka helay Qeybta Lafaha DUCO Community Hospital

07/06/2026

Olole Lacag-la'aan ah oo loogu talagalay Isku-furanka Haweenka (Fistula).

Duco Hospital wuxuu ku dhawaaqayaa olole hal bil ah oo si LACAG-LA'AAN AH loogu daawaynayo isku-furanka haweenka (Fistula).

Hadii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah Fadlan la soo xariir Numberada isbitaalka, ama noogu imow xarunta Isbitaalka oo ku taala Isgoyska Tabeelaha.

Ciid Mubarak: Munaasabadda Ciidul-AdxaaMaamulka iyo dhammaan hawl-wadeennada Duco Community Hospital waxay munaasabadda ...
26/05/2026

Ciid Mubarak: Munaasabadda Ciidul-Adxaa

Maamulka iyo dhammaan hawl-wadeennada Duco Community Hospital waxay munaasabadda qaaliga ah ee Ciidul-Adxaa awgeed hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo umadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan.

​Waxaan Allah uga baryaynaa inuu ciiddan ciiddeeda nagu gaadhsiiyo nabad, caafimaad qab, iyo barwaaqo.

​FG: Isbitaalku wuxuu u taagan yahay adeegaaga caafimaad xilli kasta, qaybta gurmadka degdegga ahna (Emergency) way furan tahay inta lagu guda jiro maalmaha Ciidda.

​Ciid Mubarak, Kulu Caam Wa Antum Bikhayr!

19/03/2026

CIID MUBARAK.

19/03/2026

Ciid Wanaagsan | Ciidul Fidriga 🌙✨

Maamulka, Dhakhaatiirta iyo Howlwadeennada Duco Community Hospital, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guud ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga.

Ku soo dhawaaw Duco Community Hospital

14/03/2026

Dhakhaatiirta Qeybta Lafaha iyo adeegyada ay kuu qabanayaan.

08/03/2026

Qeybta Daweynta iyo Baxnaaninta Dhaawacyada soo gaara lafaha.

Ku soo dhawaaw Duco Community Hospital

28/02/2026

Qiimo Dhimis 30%

Bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan idiin sameeynay fursad gaar ah. Si aad u heshaan daryeel caafimaad oo tayo leh, waxaanu ku samaynay qiimo dhimis 30% dhammaan adeegyada isbitaalka.

Ka faa’iidayso fursaddan gaarka ah oo nagu soo booqo Duco Community Hospital – oo ku yaalla Tabeelaha Sheikh Ibrahim. Ama si aad faahfaahin u hesho nagala soo xiriir lambarada shaashadda kaaga muuqda 0613220016 – 061322001."

"Duco Community Hospital – Caafimaadkaaga Waa Mudnaanteena Koowaad."

17/02/2026

Ramadan Mubarak.

Ku soo dhawaaw Duco Community Hospital

14/02/2026

Dr.Raqia Ali Farah Dhaqtarka cudurada haweenka iyo qaliimadooda.

Ku soo dhawaaw Duco Community Hospital

Address

Tabeelaha Sh Ibrahim
Mogadisho
12345

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DUCO Community Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DUCO Community Hospital:

Shortcuts

Share

Category