Dr.Ikran Abdullahi

Dr.Ikran Abdullahi Dhakhtardda Caruurta

Oof-wareenku Waa sababta ugu badan ee keenna dhimashada carruurta yar yar.
17/08/2026

Oof-wareenku Waa sababta ugu badan ee keenna dhimashada carruurta yar yar.

Daryeelka ubadka waa masuuliyad wadajir ah β€” caafimaadkooda maanta ayaa dhisa mustaqbalkooda.
15/08/2026

Daryeelka ubadka waa masuuliyad wadajir ah β€” caafimaadkooda maanta ayaa dhisa mustaqbalkooda.

JIMCE WANAGSAN
13/08/2026

JIMCE WANAGSAN

Ubadkaaga Goormee Ugu Dambeysay Baaritaano Caafimaad?
10/08/2026

Ubadkaaga Goormee Ugu Dambeysay Baaritaano Caafimaad?

Haddii ubadkaagu la kulmo mid ka mid ah xaaladahan, la tasho Dhakhtarka Carruurta si loo helo baaritaan iyo daaweyn ku h...
08/08/2026

Haddii ubadkaagu la kulmo mid ka mid ah xaaladahan, la tasho Dhakhtarka Carruurta si loo helo baaritaan iyo daaweyn ku habboon.

Haddii ilmahaagu muddo dheer cunto diido la-tasho dhakhtarada carruurta.
30/07/2026

Caafimaadka ilmahaaga waa mudnaanteenna. Daaweyn h**e waxay ka hortagtaa dhibaatooyin dambe.

Calaamadaha Lagu Garto Calool-fadhiga Carruurta.
29/07/2026

Calaamadaha Lagu Garto Calool-fadhiga Carruurta.

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
16/07/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

Dhaqtarada caruurta waxa ay kuu qaban doontaa dhamaan adeegyada oo dhameystiran, la kulansii ubadkaaga dhaqtarada.
14/07/2026

Address

Mogadisho
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Ikran Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category