Haldoor Diagnostic&Training Center

Haldoor Diagnostic&Training Center Haldoor Diagnostic&Training Center waa xarun bixisa tababar sheybaar sameysana baaritaannada caafimaad oo kala duwan, ku soodhowaaw hadaad tahay arday

πŸŒπŸ‘©β€βš•οΈ Maalinta Caalamiga ah ee Kalkaaliyeyaasha Aduunka πŸ‘¨β€βš•οΈπŸŒMaanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka May, waxaan hambalyo iy...
12/05/2026

πŸŒπŸ‘©β€βš•οΈ Maalinta Caalamiga ah ee Kalkaaliyeyaasha Aduunka πŸ‘¨β€βš•οΈπŸŒ
Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka May, waxaan hambalyo iyo mahadnaq u diraynaa dhammaan kalkaaliyeyaasha adduunka gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed. πŸ’™
Kalkaaliyeyaashu waa laf-dhabarta adeegga caafimaadka, waxayna habeen iyo maalin u taagan yihiin badbaadinta nolosha bulshada.
πŸ™ Mahadsanidiin dadaalkiinna, samirka iyo naxariista aad bulshada u haysaan.

🌸 Maalinta Caalamiga ah ee Umulisada 🌸5 MayMaanta waa maalin aan ku maamuusayno halyeeyada aamusan ee badbaadiya nolosha...
05/05/2026

🌸 Maalinta Caalamiga ah ee Umulisada 🌸
5 May
Maanta waa maalin aan ku maamuusayno halyeeyada aamusan ee badbaadiya nolosha hooyada iyo ilmaha.
Umulisadu waa laf-dhabarta caafimaadka bulshada, iyaga oo si naxariis leh u garab istaaga hooyooyinka marxaladda ugu muhiimsan noloshooda.

πŸ’– Waxay keenaan nolol cusub
πŸ’– Waxay ilaaliyaan caafimaadka hooyada
πŸ’– Waxay bixiyaan daryeel, aqoon iyo rajo

Mahadsanid dhammaan umulisooyinka!
Shaqadiinnu waa mid qiimo leh oo aan la qiyaasi karin.

✨ β€œDaryeel kasta oo aad bixisaan, waa nolol aad badbaadisaan.” ✨

πŸ‘‰Iska diwangeli Cours-da CusubS***m Analysis – Faham Caafimaadka Taranka RaggaMa ogtahay in baaritaanka shahwada (s***m ...
03/05/2026

πŸ‘‰Iska diwangeli Cours-da Cusub
S***m Analysis – Faham Caafimaadka Taranka Ragga

Ma ogtahay in baaritaanka shahwada (s***m analysis) uu yahay tallaabo muhiim ah oo lagu qiimeeyo awoodda taranka ee ragga?
πŸ“Š S***m Analysis waa baaritaan lagu eego:
βœ”οΈ Tirada shahwada (count)
βœ”οΈ Dhaqdhaqaaqa (motility)
βœ”οΈ Qaabka (morphology)
βœ”οΈ Tayada guud ee shahwada


***m

  Basic Nursing-ka way No furantahay Duration:- 4BiloodShifts:- Pt/Ft
02/05/2026

Basic Nursing-ka way No furantahay
Duration:- 4Bilood
Shifts:- Pt/Ft




Malinta Shaqalaha aduunka awgeed Waxaan Halkan Hambaliyo uga dirayaa Dhaman shaqale Waynaha Aduunka gaar ahaan maamulka ...
01/05/2026

Malinta Shaqalaha aduunka awgeed Waxaan Halkan Hambaliyo uga dirayaa Dhaman shaqale Waynaha Aduunka gaar ahaan maamulka iyo shaqalaha Haldoor Diagnostic&Training Center
Shaqaalaha waa Lafdhabarta Howlaha guud .

Isdiwnagelinta Dufcadi 9aad ee  Kamid Noqo ardayda Practical-ka ku qaadatCourse:- Medical lab  Xarunteena Haldoor       ...
30/04/2026

Isdiwnagelinta Dufcadi 9aad ee
Kamid Noqo ardayda Practical-ka ku qaadat
Course:- Medical lab
Xarunteena Haldoor




Mamulka sare Ee Xarunta Haldoor waxa uu HAMBALYO IYO BOGAADIN: Udiraya Dr. Hassan Mohamed Sayid, Guddoomiyaha Jaamacadda...
29/04/2026

Mamulka sare Ee Xarunta Haldoor waxa uu HAMBALYO IYO BOGAADIN: Udiraya
Dr. Hassan Mohamed Sayid, Guddoomiyaha Jaamacadda Soomaaliya (UNISO), oo loo doortay xilka weyn ee Guddoomiyaha Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed.

Guul iyo Horumar joogto ah!

*NOW is OPEN: Diploma in Human Nutrition*  Do you want to build a career in nutrition and improve community health?This ...
28/04/2026

*NOW is OPEN: Diploma in Human Nutrition*
Do you want to build a career in nutrition and improve community health?
This is your opportunity!

πŸ“˜ Course: Diploma in Human Nutrition
*🎯 Benefits:*
βœ… Recognized Certificate
βœ… Practical Training Included
βœ… Job Opportunities (Hospitals & NGOs)
βœ… Experienced Instructors

πŸ“ž Registration & Information:


⚑ Limited Seats Available β€” Register Today!

πŸ‘‰ β€œGood Nutrition = Healthy Life”

Waxay dhmantooda Dhamesteen Xirfadaha kala duwan Ee CafimadkaWaxan idinku Hanbalyeynaya Guusha aad Gaarten
27/04/2026

Waxay dhmantooda Dhamesteen Xirfadaha kala duwan Ee Cafimadka
Waxan idinku Hanbalyeynaya Guusha aad Gaarten



   shahado bixinta xaflada Qalinjebinta Diploma Laboratory and Nursing Dufcadi 7aad
27/04/2026

shahado bixinta xaflada Qalinjebinta Diploma Laboratory and Nursing Dufcadi 7aad



  shahaado bixinta xaflada Qalinjebinta Diploma Laboratory and Nursing
26/04/2026

shahaado bixinta xaflada Qalinjebinta Diploma Laboratory and Nursing




Address

Wadnaha Road , Geedjaceyl
Mogadishu
252

Telephone

+252617878737

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haldoor Diagnostic&Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Haldoor Diagnostic&Training Center:

Share

Category