Dr. Zaki

Dr. Zaki +1615-919-0070

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJACUUN.ILAAHAY ha u naxariisto Adeer Hassan Hilowle ( Hassan Kabalax ) oo maanta ku geeri...
08/08/2024

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJACUUN.
ILAAHAY ha u naxariisto Adeer Hassan Hilowle ( Hassan Kabalax ) oo maanta ku geeriyooday Recep Tayyip Erdoğan Hospital Ex-Digfer.

GREEN WEEK EXHIBITION 12 JUNE
14/06/2024

GREEN WEEK EXHIBITION 12 JUNE

Hambalyo Hambalyo Congratulations Gashanle Dhexe Ibraahim Mohamed Mohamud Taliyaha Taliska Taakulada Guud ee CXDS)".
13/06/2024

Hambalyo Hambalyo Congratulations Gashanle Dhexe Ibraahim Mohamed Mohamud Taliyaha Taliska Taakulada Guud ee CXDS)".

Ogaysiis…Ogaysiis…Ogaysiis📍 📢 Waxaa dhowaan inoo soo socda xuska maalmaha xorriyadda! Miyaad ku qanacsantahay qaabka ayn...
09/06/2024

Ogaysiis…Ogaysiis…Ogaysiis📍 📢

Waxaa dhowaan inoo soo socda xuska maalmaha xorriyadda! Miyaad ku qanacsantahay qaabka aynu u xusno ee aan raadka reebin?

Haddii ay jawaabtaadu tahay maya, markani waa markii aad xiiso, xurmo iyo xoog ku bixin aad ku xusilahayd degaankana u hiilin lahayd.

Maalmaha xorriyadda ee 26 Jun ilaa 1 Julay, waxaan kugu wargelinaynaa barnaamij is xilqaan ah oo loogu wanqalay ‘Xus oo Xaaqo’ kaas oo laga fulin doono dhammaan magaalooyinka waaweyn ee dalkeenna, annaga oo abaabulnay dhallinyaro maalmaha xorriyadda ku xusaya:
1. Nadiifinta goobaha dadweynaha
2. Dhiraynta goobaha dadweynaha
3. Aslidda (rinjiyaynta) goobaha dadweynaha

Haddaadan ka mid noqon kuwa xoogga bixinaya maalintan sabab jiro awgood, ka mid noqo kuwa farriimaha waxqbadka ah faafiya.

Waxaan carraale (waddani) ku leenahay, tuducan “Iskaa wax u qabsadu nolosha waa u udub dhexaad”Xaaji Aadan- Afqallooc.

Toddobaadka xorriyadda
aan qurxinno qarankeenna.

🇸🇴



Hambalyo Hambalyo Congratulations  Ambassador Pro. Dahir Hassan Arab.
05/06/2024

Hambalyo Hambalyo Congratulations Ambassador Pro. Dahir Hassan Arab.

18/05/2024
Kindergarten SOS Children's Villages in SomaliaZaki Zaki
16/05/2024

Kindergarten SOS Children's Villages in Somalia
Zaki Zaki

28/04/2024

GALADEEDA OO DHAW HADAY GAARI KARIWEYDO
INTA GUDASHADEED TAHAY HADAY GEYSAN KARIWEYDO.
IYADOON GARAYSNEYN HADII GACANTU AY DAASHO
GAMAARSHAA KU DHCA AMA WEY GABAXTIRAAHDAAYE.

( AUN Abwaan Hadraawi)

20/04/2024

21-ka Abriil Cimilada Muqdisho

Abriil 21, heerkulka Muqdisho caadi ahaan waa u dhexeeyaa 80°F/26.6°C ilaa 88°F/31.1°C.


Waqtiga ugu qabow maalintu waa 8:30 galabnimo ilaa 7:00 subaxnimo, oo ugu qabow 5:15 subaxnimo, wakhtigaas oo heerkulku wuxuu ka hooseeyo 81°F/27.2°C.


Waqtiga ugu kulul maalintu waa 10:00 AM ilaa 3:45 galabnimo, oo ugu kulul 12:45 galabnimo, wakhtigaas oo heerkulku wuxuuka sarreeyo 87°F/30.5°C.


Daruuraha

Celcelis ahaan boqolleyda cirka ee daruuruhu qariyeen Muqdisho ee 21-ka Abriil way kala duwan yihiin muddada maalinta ah.

Wakhtiga ugu daruuro badan maanta waa agagaarka 12:30 subaxnimo, wakhtigaas xaaladaha daruuruhu waa 78%.

Wakhtiga ugu cad maanta oo aysana daruur jirin waa agagaarka 9:30 subaxnimo,

Roobabka

Celcelis ahaan, waxaa jirta 27% fursad ah in ka badan 0.04 inji’ oo roobab ah ay ka da'aan Muqdisho maanta oo ah 21-ka Abriil,

Roobabku waxay u badan yihiin inta u dhaxaysa 10 subaxnimo ilaa 11 subaxnimo, iyo inta u dhaxaysa 7 PM iyo 8 PM.

Cadceeda ama Qoraxda

Muqdisho maanta oo Axad ah Abriil 21, 2024, qorraxdu waxay soo baxaysaa 5:52 AM waxayna dhicaysaa saacada marka ay. tahay 6:12 PM.

17/04/2024

Free Wariye Hussein Abdulle Mohamed

13/04/2024
24/03/2024

WAXAA IGA SU'AAL AH DADKA DHAHAAYA PUNTLAND OO MAQAN DASTUURKA LAMA DHAMEYSTIRI KARO
SOW 2011-2012 MARKII AXDI QARAMEEDKII LAGA GUURAAYEY EE LA SAMEEYEY DASTUUR KU MEEL GAAR AH SOW SOMALILAND MA MAQNEYN MIYAA!!!?

Address

Mogadishu

Telephone

+905073034654

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Zaki posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Zaki:

Share