Mr herbal, broduct

Call Contact the practice

Mr herbal, broduct +252611489089

14/07/2026

Ma tahay qof. La xanuunsan
Jiilbo xanuun
Dhabar xanuun
Caago o lool
Nafaqo yari,:www:httt:me:wa:/+252611489089

08/07/2026

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

WhatsApp.
👇✅💻❓⁉️
WA.me/+252611489089

29/06/2026

Fursad cafiimad matahay bukkan la xanunsan dhaaman xanuunada gabadha sheeyso haday tahay ha laso xariir/www:httt:wa:me:/+252611489089

23/06/2026

Waxaan Ogey Siinayaa Dhammaan inta Friends Keyga Ah iyo inta Soo Booqata Ciwaankeyga Waxaad Muddo Badan Naga Soo Codsateen Daawada ilkaha Ee (ORECARE) Waa Boomaato Herbal Ah Oo Lagu Cadaysado Laguna Daaweeyo Xanuunada Hoosku Qoran Sidokale Waxeey Cadeysaa ilkaha Waana idiin Keenay Ee Soo Dalbada insha Allah.

Shaqoyinka Eey Qabato Waxaa Kamid Ah.

1: Waxeey Daawo Utahay Suuska

2: Waxeey Daawo Utahay Yiridka

3: Waxeey Daawo Utahay Qumanka

4: Waxeey Daawo Utahay Cirid Dhiigga

5: Waxeey Daawo Utahay ilka Xanunka iyo Gowsa Xanunka

6: Waxeey Daawo Utahay Af urka

7. Cambaarta Iyo Fiitoyinka

8. Waxey Cadeysa ilkaha

Qiimaha Ma badna.11.5$ 👌Waxaana Laguugu Keenayaa Halka Aad Joogto insha Allh Waxaad Nagala Soo Xiriiri kartaan whatspp Number.
😍👇🤗

Wa.me/+252 61 1489089
Ama hormuud 61 1489089
Free delivery meel kasto dunida kajoogta ayaa lagu keenaya. #.
Keenisto waa bilaash✈️🛩🛩🛫🏍🛺 mr herbal product

  waxaa loo kala saraa dhoor nooc lakiinse waxaa ugu muhiimsan A,B,C.A waxaa laga qadaa biyaha wasaqda qudaarta aan la d...
22/06/2026

waxaa loo kala saraa dhoor nooc lakiinse waxaa ugu muhiimsan A,B,C.

A waxaa laga qadaa biyaha wasaqda qudaarta aan la dhaqin iyo nadafada oo hooseysa.

B waa mid lala noolaado waana xanuun si joogta aad u dareemi kartid inkastoo uusan laheen calaamado xanuun ah.

B waxaa keena caabuqa viralka ah waxaana la isku gudbin karaa galmada tusaale qof qaba B wuxuu u gudbin karaa qofkii uu la galmooday waa haddii uu yahay midka activeka ah.

Sidoo kale hooyada uurka leh haddii ay la ildaran tahay waxay u gudbin kartaa ilmaha ay caloosha ku siddo.

Sidoo kale waxaa la isku gudbin karaa qalabyada la wada isticmaalo tusaale Cidiyo gurta,timo jaraha cirbadda iwm .
B waxaa la nool dad badan.

C waa kan ugu daran wuxuu ka yimadaa B qofka marka uu qabo B wuxuu ku noqon karaa C oo ah in uu dhaawac gaarsiiyo beerka wuxuuna isku sii badali karaa kancer

Hadda haddii aadan wali iska talaalin Hepatitis B iska talaa waa xanuun halis ah.

Ee Si Degdeg ah uso dalbo Dawadan oo Dabiiciga ah Taaso kaa ciribtirayso gabi ahaanba Cagaarshowga

Faa,iidada daawada cagaarshowga:

(1) waxey dhiiga ka sifeyn wixii ku jira oo caabuq ah

(2) waxey xoojin shaqada beerku u hayo jirka

(3) waxey daawo u tahay cagaarshowga noocyadiisa kala duwan

(4) waxey u roon tahay dhamaan xanuunada ku dhaca beerka

Fiiro gaar ah: daawadan loogu talagalay cagaarshowga waxey soconeysaa mudo sadax bilood oo xidhiidh ah.
Sadax bilood kadibna ilaahey idankii waad kaga bogsoon cagaarshow nooc walboo uu yahay.

Wixii faahfaahin ah naga soo wac nambarkan: what'sup

Wa.me/+252611489089

10/06/2026

BISHAARO
waxaa lagugu bisharaynayaa
hadaad ka cabaneyso xanuunka BURADA,ama fiixda
qaybaheeda kala duwan meel kastoo dunida ka joogtaba waad heli kartaa macamiil waxaan Idiin heyna daawo Kaa ciribtirayso Adigoon Qaliin sameynin hadii aad rabto
hadaba waxaad nagala soo xariiri karta/httt:wa:me: WhatsApp/+252611489089

19/05/2026

masha allh ilahy ayaa cafimaad ugu daray dawoyinkeena dabiciga ah
Mr herbal Mr herbal, broduct
61 1489089

waxad ka helaysa products dabiciga
East africa hadad jogta 7 days gudahood kuguso gadhsinaynaa/www:httt:wa:me:+252611489089

masha allh qof sonkorka cafimaday waliba natijo ad ufiican kadaremay wax sosarkayaga waliba mudo kooban 11/11/20219/12/2...
16/05/2026

masha allh qof sonkorka cafimaday waliba natijo ad ufiican kadaremay wax sosarkayaga waliba mudo kooban
11/11/2021

9/12/2021

6 /1/2022

Mudo sadex bilod ah ayuu qofkan qadanayaay dawada marku imanayaay sonkortiisa waxay aheed

bishii kobaad cabirka sonkorta 588

bishii labaad cabirka sonkorta. 232

bishii sadexaad cabirka sonkorta 150

natijada bisha afraadna wan idinla wadagaynaa

insha allh

waxii fah fahina laso xariir,httt:wa:me/+252611489089

25/04/2026

masha allh ilahy wuxuu cafimaad ugu daray waxsosarkeena dabiciga ah
wixii fah fahina laxiriir
+ 25261 1489089
harbel

23/04/2026

Matahay qof la xanuunsan carstarol hadey tahay haa waxan ku heysa daawo alle bixiye lkn daawo wanaagsan oo herbal ah kana sareyso dhiiga insha allah, nala so xariir wahatspp,+252611489089

Address

Mogadishu
MUQDISHO

Telephone

+252611489089

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr herbal, broduct posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mr herbal, broduct:

Shortcuts

Share

Category