12/07/2026
ANFAC Specialist Hospital – Daryeel Aad Ku Kalsoonaan Karto, 24/7
Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna. Waxaan bixinnaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh 24 saacadood maalintii, 7 maalmood usbuucii, oo ay ka mid yihiin: ✅ Dhakhaatiir Takhasus leh ✅ Gurmad Degdeg ah (24/7) ✅ Shaybaar iyo Baaritaanno Casri ah ✅ Daryeelka Hooyada & Carruurta ✅ Qalliinno Yar & Waaweyn ✅ Farmashiye iyo Adeegga Ambalaasta
📍 Dharkenley – Dabakayo Madow, Muqdisho
📞 0612653706 | 0613362202 | 0613362201
ANFAC Specialist Hospital – Caafimaadkaaga Waa Mudnaanteenna