Dr. Nasra Sudi

Dr. Nasra Sudi Obstetrics and Gynaecology specialist with extensive experience in providing up-to-date care for issues related to both pregnant and non-pregnant women.

Our services include performing laparoscopic and open surgeries following thorough evaluations.

30/06/2026

ALLE AYAA MAHAD LEH,
Honoured and grateful to have been elevated to Fellowship (FRCOG) of the Royal College of Obstetricians and Gynaecologists (RCOG), United Kingdom.
This Fellowship recognises sustained contributions to clinical excellence, leadership, and women’s healthcare.
I sincerely thank my family, mentors, colleagues, patients, and everyone who has supported my journey.
According to the available RCOG records, I am honoured to be the first Consultant Obstetrician and Gynaecologist practising in Somalia to be elevated to FRCOG through the College’s standard Fellowship process, distinct from an Honorary Fellowship.
I accept this honour with humility and a renewed commitment to advancing women’s health and maternal healthcare in Somalia.
FRCOG

30/06/2026

ALLE AYAA MAHAD LEH
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay in la ii dallacsiiyey Fellowship (FRCOG) ee Royal College of Obstetricians and Gynaecologists (RCOG)UK
Aqoonsigan wuxuu ka tarjumayaa dadaal iyo waxqabad joogto ah oo ku aaddan horumarinta caafimaadka haweenka, Horumarinta Xirfada caafimadka iyo adeega bulshadda ee aan ku dhex jirey 20 kii sano ee u dambeeyey.

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa qoyskayga, macallimiintayda, asxaabtayda, bukaannadayda, iyo dhammaan intii igu garab istaagtay safarkayga.

Sida ku cad diiwaannada RCOG ee la heli karo, waxaan sharaf u arkaa inaan ahay dhakhtarkii ugu horreeyey ee La-taliye (Consultant) eeku takhasusay cudradda haweenka Iyo Qaliimadooda kana shaqeeya gudaha Soomaaliya ee ku guulaysta Fellowship (FRCOG) isagoo soo maray nidaamka caadiga ah ee qiimaynta iyo ansixinta ee College-ka.

Tanni waxay iggu dhiiri galinaysaa in aan sii xooojiyo dadaalkayga ku aaddan horumarinta caafimaadka haweenka, tayeynta waxbarashada caafimaadka, iyo kor u qaadidda adeegyada caafimaadka hooyada ee Soomaaliya.

عيــــدكــم مـــبـــارك
28/05/2026

عيــــدكــم مـــبـــارك

04/04/2026

Shaafi Hospital Bukaan Socodka Habeenkii Gaar ahaan Qeybta Cudurada Haweenka.

🍎🍎تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال وكل عام وانتم بالف خير
20/03/2026

🍎🍎تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال وكل عام وانتم بالف خير

17/02/2026
16/02/2026

Tani waa sheekada mid ka mid ah bukaanadeena @ # #

15/02/2026

Tani waa sheekada mid ka mid ah bukaanadeena oo muddo dheer la nooleyd xanuun iyo culeys ay sababtay buro wayn oo ku taalay. Dr. Nasra Sudi oo kuoo ku takhasustay cudurada haweenka iyo qaliimada casriga ah ee Laparoscopy-ga. ayaa u sameysay qaliin guuleystay Qalinkas. Alle ayaa ku mahadsan in uu noo fududeeyey Qaliinkaas.

Shaafi Hospital Balani Waa FULIN @ 4D Ultrasound Dr. Nasra Sudi
24/07/2025

Shaafi Hospital Balani Waa FULIN @ 4D Ultrasound Dr. Nasra Sudi

عيد اضحى مبارك وكل عام وانتم بخير 💐💐اعاده الله عليكم بالخير واليمن والنصر والبركات 🤲🤲
05/06/2025

عيد اضحى مبارك وكل عام وانتم بخير 💐💐
اعاده الله عليكم بالخير واليمن والنصر والبركات 🤲🤲

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Nasra Sudi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Nasra Sudi:

Shortcuts

Share