17/07/2026
Gudoomiyaha Dagmada Dharkeynley Xuseen Xasan Maxamuud oo kasoo qeeb galay munaasabada Rasmiga Xarig Jarka Dharkeynley Hospital!
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan bulshada la wadaagno furitaanka Dharkeynley Hospital, oo u taagan bixinta adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, casri ah, iyo daryeel Joogta ah 24/7.
👨⚕️ Waxaad ka howl gala dhakhaatiir takhasus leh:
🔹 Dhakhtarka Haweenka & Hooyada Uurka Leh
🔹 Dhakhtarka Qaliimada Guud
🔹 Dhakhtarka Carruurta
🔹 Dhakhtarka Cudurrada Guud
🔹 Dhakhaatiirta Maqaarka, Timaha & Cidiyaha
Ujeeddadeennu waa inaan bulshada siino daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo, iyadoo la adeegsanayo aqoon, khibrad iyo qalab casri ah.
Caafimaadkaaga maanta waa farxada bari. Dib ha u dhigin booqashada dhakhtarka.
🩺 𝗗𝗵𝗮𝗿𝗸𝗲𝘆𝗻𝗹𝗲𝘆 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹
📍 Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
📞 𝟎𝟔𝟏𝟑𝟎𝟑𝟒𝟒𝟒𝟕
Dharkeynley Hospital – Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan