Sixa Pharmaceuticals

Call Contact the practice

Sixa Pharmaceuticals Sixa Pharma is adrug store Company at Suuqa Dawada , Bakaaro Market, Mogadishu, Somalia.

Jumca Wanaagsan Dhammaan Macaamiisheena. 🌸🤍Ilaahay Ha Inaga Aqbalo Ducada Iyo Cibaadada, Hana Inagu Gallado Caafimaad, N...
28/08/2026

Jumca Wanaagsan Dhammaan Macaamiisheena. 🌸🤍
Ilaahay Ha Inaga Aqbalo Ducada Iyo Cibaadada, Hana Inagu Gallado Caafimaad, Nabad Iyo Barako.

! 🕌✨

Sixa Pharma  Kuma Ilaawin Meelna Kaagama  Tagin   Adiga iyo Ubadkaaguba Waxeey Idin Diyaarisay   Oo Ah Sharobo Kaa Baabi...
04/08/2026

Sixa Pharma Kuma Ilaawin Meelna Kaagama Tagin Adiga iyo Ubadkaaguba Waxeey Idin Diyaarisay Oo Ah Sharobo Kaa Baabi,in Doonta
1 Daalka Joogtada Ah
2 Tabar Yarida
3 Daciiftinmada Maqaarka& Timaha
4 Dag Dag Usoo Celinta Dhiiga

Lama Soo Koobi karo Kuduugan
Syrup Hada Kadalbo Sixa Pharma

Soo Gaar Oo Yaan Lagaa Dhameysan


Tani Waa Sharoobadaadi

Sixa Pharmaceuticals Oo Utaagan U Adeegida Macaamiisheeda Qaaliga Ah Ayaa Kuu Keentay Badeeco Cusub, Hadaba Noqo Mid Kaf...
02/08/2026

Sixa Pharmaceuticals Oo Utaagan U Adeegida Macaamiisheeda Qaaliga Ah Ayaa Kuu Keentay Badeeco Cusub, Hadaba Noqo Mid Kafaa,iideysta Alaabaha Shirkada Mahadsanidin.

Sinemet (Carbidopa + Levodopa) waxaa inta badan loo isticmaalaa:

Daaweynta cudurka Parkinson's – waxay yareysaa gariirka, adkeeynta murqaha, iyo gaabiska dhaqdhaqaaqa.

Hagaajinta socodka iyo dhaqdhaqaaqa jirka si bukaanku ugu noolaado nolol maalmeed fudud.

FG=
Waa in lagu qaataa oo keliya talada dhakhtarka.

💉 SIXA SEF 1g ( )Xalka lagu Kalsoon yahay Ee la Dagaallanka Caabuqyada halista ah. ✔️ Broad Spectrum Antibiotic ✔️ Degde...
29/07/2026

💉 SIXA SEF 1g ( )

Xalka lagu Kalsoon yahay Ee la Dagaallanka Caabuqyada halista ah. ✔️ Broad Spectrum Antibiotic ✔️ Degdeg u shaqeeya ✔️ Tayo la hubo ✔️ IM/IV Use

waa Mudnaanteenna. Dalbo maanta – SIXA pharama

06/07/2026
Sirkada Sixa Pharmaceuticals  Oo Waqti Kubixisay Sida Macaamiisheeda Uheli Laheeyd Daawo.Tayadeeda Lahubo,Ayaa Kuukeenta...
05/07/2026

Sirkada Sixa Pharmaceuticals Oo Waqti Kubixisay Sida Macaamiisheeda Uheli Laheeyd Daawo.Tayadeeda Lahubo,
Ayaa Kuukeentay Daawada Sawirkeda Qeybta Hoos Idinkaga Muuqada Intaa Kaliya Kuma Eka Mar Walbna Waxeey Diyaar Utahay Sida Adigoo Qanacsan Uga Adeegan Laheyd


Waa
oo

08/06/2026

Iska Iloow Maanta Waxii Kadambeeya Ixanuunaya Iyo Iska Soo Saaray
Daawadaada Waxaa Kuu Keentay=

Shirkada
PHARMACEUTICAL Oo Diyaar
U Ah Sidaad Adiga Caafimaad Kuheli Laheeyd
( )

PHARMACEUTICAL Ugu Kaalay Daawo Tayadeedu Lahubo Iyo Adeeg Adiga Ayaa U Ah ( ) Ama MUDNAANTA Koobaad

08/06/2026

Sixa Pharmaceuticals T.Co

Oo Mar Walba Udiyaarsan U Adeegida Macaamiisheda sharafta Leh Ayaa Kuu Diyaarisay Oo Ah Sharoobo Ka Taxadareyso Bad Qabka Hooyada Walaca ah,

Iyada Oo Sii Doonto Awood Dheeri Ah
Kana Joojin Doonto

Una furi Doonto Waa Vitamins Dhameystiran kaalay Oo Hada Uqaad ,

Shirkada Sixa Pharmaceuticals Waxa Eey Kuu Keentay Vitamin   Ah Oo Aad Looga Soo Taxadaray Leh Tayo, Aadna Kuqanci Doont...
06/06/2026

Shirkada Sixa Pharmaceuticals Waxa Eey Kuu Keentay Vitamin Ah Oo Aad Looga Soo Taxadaray Leh Tayo, Aadna Kuqanci Doonto Waxaa Diyaar Kugu Ah Xarunta Shaqaale Loo Carbiyay U Adeegida Hadaba Nasoo Booqo Oo Yaan Lagaa Dhameysan

Address

Suuqa Daawada Bakaaro Market
Mogadishu
BN00252

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:30
Tuesday 06:00 - 17:30
Wednesday 06:00 - 17:30
Thursday 06:00 - 17:30
Saturday 06:00 - 17:30
Sunday 06:00 - 17:30

Telephone

+252625555203

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sixa Pharmaceuticals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sixa Pharmaceuticals:

Shortcuts

Share