07/09/2020
( External Hemorrhoids)
# Baaabasiirka ama baawasiirka midkaa u taqaaanid iyo waxa sababa.
* BAABASIIRKU waa barar ku yimaada xididada dhiiga ee dabada kuwaa oo awoodi waaya in ay dhiiga celiyaan si markale jirku did ugu isticmaalo ugu danbeyna dilaaca.
Baabasiirku waa xanuun koobaad ee sababa dhiiga dabada ka yimaada.
Waxaa loo qeybiyaa labo nuuc :-
Qeyb gudaha dabada ku jirta hadii la eegana la arki karo xanuunkeduna yaryahay mararka qaar qeybtan gudaha saxarada ayey soo raacdaa oo waa soo dhacdaa waxaana la arkaa xiliga uu saxarada u fadhiyo qofka badanaa.
Waxaa lagu gartaa dhiiga yimaada.
Iyo qeyb banaanka taala oo la arki karo
Qeybtaan waa tan kugu badan ee dadku ka cabtaan aad ayey u xanuun badantahay xili walibana qofku waa taaban karaa.
Waxaa uu maraa ilaa afar xaaladood :-
1- Tan koobaad qofku waxaa u dareemaa dhiig xiliga uu saxaroonayo gaar ahaan xiliga caloosha xirantahay saxaraduna adagtahay waxaana sabab u ah cunto isu dheelitiran oo uusan qofku qaadan waana bilowga baabasiirka.
2- marxalada labaad qofku waxa uu dareemaa dhiig saxarada soo raaca iyo baabasiirka oo banaan ka laga taabto
Xiliga saxrada uu dhaqaayo qofka markuu uu istaagna baaba ? Sababtoo ah marka saxradu dhamaato did ayuu u noqdaa nuucaan.
3- marxlada afraad baabasiirku aad ayuu madoobaadaa xanuunkisuna u bataa xinjirna sameystaa waana kan ugu daran .
# waxyaabaha sababa.
Saxarada oo uu qofkuxiiro xiliga uu fadhiyoo waqti dheer oo qofka suuliha fadhiyo uuka.
In qofka cayilanyahay
Caloosha qofka oo xiran
Ama isu dheeli tirmaan la,aan cuntada ah
# side looga hortagaa baabasiirka
Isticmaal cuntada kugu qolofta leh si saxrada u jilicdo
Cab cabitaan badan maalinkii
Xiliga saxradu kugu adagtahay oo aad suliga fadhiso neefta ha isku qaban oo hariixin saxarada.
Jirdhis samay si aad uga hortagto calool xiran
Suuligana waqti badan ha fadhin.
# Daweynt baabasiirka.
Takhtarku waxa uu eegaa baahida bukaanka badanaa waxa loo qoraa cream sunboosto iyo kaniini isugu jira caabuqa yareeye xanuun yareeye iyo barar dajiye .
Gudaha hadii uu ku yaalo farsamo aad u fudud ayaa loo adeegsadaa oo cinjir loogu taga galay oo soo jara ayaa lagu xiraa ka bacdi waa ku bogsoodaa bukaanka.
Sidaa oo kale qaliimo lagu sameeyo ayaa jira laakin lagum dag d**o.
Waxaa ka mid ah ( hemorrid removal iyo hemorroid stapling.
Plz. # page like saar __ mahsanid🙏