HAYAT Hospital

Call

HAYAT Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HAYAT Hospital, Hospital, jidka stadium ka muqdisho saraha xamar bile, Mogadishu.

Hayaat hospital ugu imow daryeelka hooyada iyo dhalaanka waa goob aad ka heli doonto dhamaan adeegyada caafimaad kugu diyaarsan yihiin dhakhaatiir aqoon sare ,waayo aragnimo iyo takhasus caafimad oo dhameystiran Leh

๐Ÿ“ข OGEYSIISWaxaan ku wargelinaynaa dhammaan codsadayaasha in waqtigii codsiga shaqada uu dhammaaday, isla markaana booski...
03/07/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS

Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan codsadayaasha in waqtigii codsiga shaqada uu dhammaaday, isla markaana booskii shaqada la buuxiyay iyadoo la gaaray tiradii loo qorsheeyay.

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa dhammaan intii codsiyadooda soo gudbisay iyo kalsoonida ay nagu qabeen.

Waxaan idiin rajeynaynaa nasiib wacan iyo guul fursadaha shaqo ee mustaqbalka.

Mahadsanidiin.

ASC dhammaan,XAYAT HOSPITAL wuxuu idiin hayaa adeegyo caafimaad oo tayo leh, oo ay ka mid yihiin:โœ… Qalliinnada burooyink...
06/06/2026

ASC dhammaan,

XAYAT HOSPITAL wuxuu idiin hayaa adeegyo caafimaad oo tayo leh, oo ay ka mid yihiin:

โœ… Qalliinnada burooyinka minka (Fibroids)
โœ… Dayactirka iyo hagaajinta dhaawacyada ama dabacsanaanta xubinta taranka ee ka dhalata dhalmada
โœ… Daryeelka hooyada iyo dhallaanka
โœ… La-talinta arrimaha caafimaadka
โœ… Baaritaanno iyo daaweynno kala duwan
โœ… Qalliinno iyo adeegyo caafimaad oo kala duwan

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Waxaa si joogto ah uga hawlgala dhakhaatiir khibrad iyo aqoon durugsan u leh arrimaha caafimaadka Haweenka , kuwaas oo u heellan adeegga iyo daryeelka bukaannada.

๐Ÿ“ Goobta: Xaafadda Cali Kamiin, agagaarka Saraha Xamar Bille, Degmada Warta Nabadda, Gobolka Banaadir.

๐Ÿ“ž WhatsApp: 0616333081

XAYAT HOSPITAL โ€“ Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna.

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽWaxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, qaraabadii iyo dhammaan bahda H...
20/05/2026

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽ

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, qaraabadii iyo dhammaan bahda Hayat Medical Group geerida ku timid Marxuum
Ali Abdulle Ahmed Ali Toyo oo ahaa Gudoomiyihii Hayat Medical Group.

Allaha u naxariisto, janatul Firdowsana haka waraabiyo, samir iyo iimaanna Allaha naga wada siiyo. Aamiin ๐Ÿคฒ

Maanta iyo Gandhiga Xayaat.  hospitalka daryeelka  hooyada iyo dhalaanka ee Dr mohamed dhere specialist hospital.Waxaa  ...
30/04/2026

Maanta iyo Gandhiga Xayaat.

hospitalka daryeelka hooyada iyo dhalaanka ee Dr mohamed dhere specialist hospital.

Waxaa ka hawl gala dhakhaatiir aqoon durugsan leh. Allah baa wax daweeyee Daawo iyo adeeg hubsan oo tayo sare leh ayaa idinku diyaara

๐ŸŒธ Hooyo kasta caafimaadkeedu waa mudnaanteenna ๐ŸŒธ๐Ÿฅ Hayat Hospital wuxuu bixiyaa adeegyo caafimaad oo gaar ah oo loogu tal...
12/03/2026

๐ŸŒธ Hooyo kasta caafimaadkeedu waa mudnaanteenna ๐ŸŒธ

๐Ÿฅ Hayat Hospital wuxuu bixiyaa adeegyo caafimaad oo gaar ah oo loogu talagalay haweenka, gaar ahaan hooyooyinka uurka leh.

Adeegyada aan bixino waxaa ka mid ah:
โœ”๏ธ Daryeelka hooyada uurka leh (Antenatal Care)
โœ”๏ธ Dhalmada caadiga ah
โœ”๏ธ Qalliinka dhalmada (Cesarean Section)
โœ”๏ธ Baaritaannada iyo daaweynta cudurrada haweenka
โœ”๏ธ Ultrasound iyo kormeerka caafimaadka ilmaha
โœ”๏ธ Daryeelka hooyada iyo ilmaha kadib dhalmada

๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Dhakhaatiir khibrad leh iyo adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

๐Ÿ“ Booqo Hayat Hospital โ€“ Warta Nabada, Mogadishu

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir si aad u hesho daryeel caafimaad oo badbaado leh adiga iyo ilmahaaga. +2526163330884-+252616333081

โœจ Hayat Hospital โ€“ Daryeelka Hooyada iyo Badbaadada Ilmaha

Hooyo kasta caafimaadkeedu waa muhiim. ๐ŸคฑHayat Hospital waxay bixisaa adeegyo gaar ah oo loogu talagalay haweenka uurka l...
06/03/2026

Hooyo kasta caafimaadkeedu waa muhiim. ๐Ÿคฑ

Hayat Hospital waxay bixisaa adeegyo gaar ah oo loogu talagalay haweenka uurka leh iyo dhalmada.
Waxaan ku siineynaa daryeel caafimaad oo ammaan ah, kalsooni leh, iyo dhaqaatiir khibrad leh.

โœ”๏ธ Baaritaanka uurka
โœ”๏ธ Daryeelka hooyada uurka leh
โœ”๏ธ Qalliinka iyo dhalmada caadiga ah
โœ”๏ธ La-talinta caafimaadka hooyada iyo ilmaha

Nagu soo booqo Hayat Hospital โ€“ Warta Nabada-calikamiin
Caafimaadka hooyada iyo ilmaha waa mudnaanteena

17/02/2026

Ramadan Mubaarak

๐ŸŒ™ Ramadaan MubaarakHayat Hospital waxay idiin rajaynaysaa bisha barakeysan ee Ramadaankacaafimaad, nabad iyo khayr badan...
17/02/2026

๐ŸŒ™ Ramadaan Mubaarak

Hayat Hospital waxay idiin rajaynaysaa bisha barakeysan ee Ramadaanka
caafimaad, nabad iyo khayr badan.

Alle ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada,
hana ka dhigo bil naxariis iyo cafis leh.

๐Ÿ•Œ Ramadaan Kariim dhammaan bulshada.

16/02/2026

Goorma ayaa kugu dambeysay baaritaan caafimaad?

Haddii aad xasuusan weydoโ€ฆ waa waqtigii aad iman lahayd Hayat-Hospital

Address

Jidka Stadium Ka Muqdisho Saraha Xamar Bile
Mogadishu

Telephone

+252616333081

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAYAT Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category