22/06/2023
Hambalyo lee yahay walashay Nafiso Sh Mohmud ee uso gabanbowday Heerki kowaad ee Jamacada,
Walal waxaan kugu hambalyeenayaa guusha weyn ee aad gaartay waxaan hubaa inaa tahay Qof aan guulahiisa ka caajisin guushaan iyo guulo kaloo badan ayaan ku rajeenayaa I.a.