Dr. Hassan - Dhakhtarka Kelyaha & Cudurada guud

Call Contact the practice

Dr. Hassan - Dhakhtarka Kelyaha & Cudurada guud Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. Hassan - Dhakhtarka Kelyaha & Cudurada guud, Nephrologist, Aden abdulle hospital, Mogadishu.

Internal Medicine & Nephrology at Aden Abdulle Hospital
Dhaqtarka cudurada guud & kilyaha iyo Beerista Kelyaha
Takhasuska sare kasameeyay wadanka Masar🇪🇬
Kana soo shaqeeyay isbitalka Kelyaha Masar🇪🇬
Xubin ka ah ururada Kelyaha Masar iyo AFRAN&ISN.

02/10/2026
19/09/2026

Isticmaalka Xanuun Baabi’iyeyaasha & Dhibaatooyinka Ka Dhalan Kara

Xanuun baabi’iyeyaasha (Painkillers) waa dawooyin si badan loo isticmaalo, balse isticmaalka badan ama aan habboonayn wuxuu keeni karaa dhibaatooyin caafimaad.

Dr. Hassan Jimale, Dhakhtarka Cudurrada Guud & Kelyaha, ayaa muuqaalkan kaga hadlaya isticmaalka xanuun baabi’iyeyaasha, dhibaatooyinka ay keeni karaan iyo sida saxda ah ee loo isticmaalo.

La wadaag muuqaalka si ay dad badan uga faa’iidaystaan.

Ma isku aragtaa calaamadahaanDaal joogta ahBarar kuyimaada lugaha ama jirka oo dhanKaadida xumbeysoIndhaha bararoMurqa x...
12/09/2026

Ma isku aragtaa calaamadahaan

Daal joogta ah
Barar kuyimaada lugaha ama jirka oo dhan
Kaadida xumbeyso
Indhaha bararo
Murqa xanuun
Huradada oo yaraata

Nagusoo booqo Aden Abdulle Hospital
Dr. Hassan - Dhakhtarka Kelyaha & Cudurada guud
Whatsup.0614382233

🕌 Jimco Wanaagsan | جمعة مباركةDr. Hassan Jimale wuxuu dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajeynayaa Jimco kheyr, caafimaa...
11/09/2026

🕌 Jimco Wanaagsan | جمعة مباركة

Dr. Hassan Jimale wuxuu dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajeynayaa Jimco kheyr, caafimaad iyo barako leh. 🤲

Alle SWT ha naga aqbalo salaadda, ducada iyo camalka wanaagsan, hana inagu gallado caafimaad iyo xasillooni.

Dr. Hassan Jimale
Dhaqtarka Cudurrada Guud & Kelyaha

La Soco Cadaadiska Dhiiggaaga!Dhiig-karku mararka qaar calaamado muuqda ma laha. Cabirka joogtada ah ee cadaadiska dhiig...
10/09/2026

La Soco Cadaadiska Dhiiggaaga!

Dhiig-karku mararka qaar calaamado muuqda ma laha. Cabirka joogtada ah ee cadaadiska dhiigga wuxuu kaa caawinayaa inaad si h**e ah ula socoto xaaladdaada caafimaad.

👨‍⚕️ Dr. Hassan Jimale
Dhaqtarka Cudurrada Guud & Kelyaha
Internal Medicine & Nephrology

📞 Wixii talo iyo ballan ah: +252 61 4382233

📍 Aden abdulle hospital Muqdisho – Soomaaliya.

44% dadka qaba sonkorowga k**a warqabaan inay qabaan.Sonkorowgu waxaa macquul ah in aad la noolaato mudo dheer adigoon d...
30/08/2026

44% dadka qaba sonkorowga k**a warqabaan inay qabaan.

Sonkorowgu waxaa macquul ah in aad la noolaato mudo dheer adigoon dareemin calaamado muuqda. Baaritaanka sonkorta dhiigga ayaa kaa caawin kara inaad ogaato xaaladdaada goor h**e.

💙 Hubi sonkortaada maanta, badbaadi naftaada berrito.
Ogow. Ka hortag.

👨‍⚕️ Dr. Hassan Jimale
Dhaqtarka Cudurrada Guud & Kelyaha
📞 61 4382233

29/08/2026

Vitamin D Maxay muhiim ugu tahay jirkaaga?

Vitamin D wuxuu door muhiim ah ka ciyaaraa caafimaadka lafaha, murqaha iyo difaaca jirka. Yaraantiisuna waxay keeni kartaa calaamado kala duwan oo mararka qaar la iska indho-tiro.

🎥 Dr. Hassan Jimale ayaa muuqaalkan kaga hadlaya Vitamin D, muhiimaddiisa, calaamadaha yaraantiisa iyo waxa ay tahay inaad ka ogaato.

Daawo muuqaalka oo la wadaag qof aad u malaynayso inuu ka faa’iidaysan karo.

Jimco Mubaarak!Dr. Hassan Jimale wuxuu dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajeynayaa Jimco kheyr badan, caafimaad iyo bara...
28/08/2026

Jimco Mubaarak!
Dr. Hassan Jimale wuxuu dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajeynayaa Jimco kheyr badan, caafimaad iyo barako leh. 🤲
Alle ha naga aqbalo ducada iyo cibaadada, hana inagu gallado caafimaad iyo nabadgelyo.
Dr. Hassan Jimale
Dhakhtarka Cudurrada Guud & Kelyaha
📞 0614382233

Caafimaadka Kelyahaaga Ha Dayicin!Xanuunnada kelyaha mararka qaar waxay ku bilowdaan calaamado fudud, balse haddii aan w...
27/08/2026

Caafimaadka Kelyahaaga Ha Dayicin!

Xanuunnada kelyaha mararka qaar waxay ku bilowdaan calaamado fudud, balse haddii aan waqtigooda la ogaan waxay keeni karaan dhibaatooyin caafimaad oo halis ah.

Haddii aad dareemayso xanuun dhabarka ama dhinacyada ah, kaadida oo isbeddesha, barar jirka ah, ama daal joogto ah, waxaa muhiim ah inaad la tashato dhakhtar.

👨‍⚕️ Dr. Hassan Jimale
Dhakhtarka Cudurrada Guud & Kelyaha

📞 Ballan : 252614382233
📍 Aden Abdulle Hospital Muqdisho – Soomaaliya

24/08/2026

Dr. Hassan - Dhakhtarka Kelyaha & Cudurada guud Proteinuria (Kaadida oo Borotiin spo raaco)
• Waa maxay Proteinuria?
• Maxaa sababa?
• Goorma ayay u baahan tahay baaritaan iyo la-talin dhakhtar?
Haddii baaritaanka kaadida lagaa helo borotiin, waxaa muhiim ah in la ogaado sababta keentay.
🏥 Dr Hassan Dhakhtarka Cudurrada guud & Kelyaha
📞 61 4382233

Address

Aden Abdulle Hospital
Mogadishu

Telephone

+201556016600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Hassan - Dhakhtarka Kelyaha & Cudurada guud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Hassan - Dhakhtarka Kelyaha & Cudurada guud:

Shortcuts

Share

Category