27/09/2026
Alkowther Hospital wuxuu hooyooyinka u baahan qalliinka la xiriira dhalmada u diyaariyey adeeg qalliinka dhalmada oo bilaash ah. ❤️
Haddii hooyo aad ubaahantahay qalliinka dhalmada, waxaad ka faa’iidaysan kartaa adeeggan bilaashka ah.