Dr's nasro herbal medicine

Dr's nasro herbal medicine 61 2298225

  waxaa loo kala saraa dhoor nooc lakiinse waxaa ugu muhiimsan A,B,C.A waxaa laga qadaa biyaha wasaqda qudaarta aan la d...
17/06/2026

waxaa loo kala saraa dhoor nooc lakiinse waxaa ugu muhiimsan A,B,C.

A waxaa laga qadaa biyaha wasaqda qudaarta aan la dhaqin iyo nadafada oo hooseysa.

B waa mid lala noolaado waana xanuun si joogta aad u dareemi kartid inkastoo uusan laheen calaamado xanuun ah.

B waxaa keena caabuqa viralka ah waxaana la isku gudbin karaa galmada tusaale qof qaba B wuxuu u gudbin karaa qofkii uu la galmooday waa haddii uu yahay midka activeka ah.

Sidoo kale hooyada uurka leh haddii ay la ildaran tahay waxay u gudbin kartaa ilmaha ay caloosha ku siddo.

Sidoo kale waxaa la isku gudbin karaa qalabyada la wada isticmaalo tusaale Cidiyo gurta,timo jaraha cirbadda iwm .
B waxaa la nool dad badan.

C waa kan ugu daran wuxuu ka yimadaa B qofka marka uu qabo B wuxuu ku noqon karaa C oo ah in uu dhaawac gaarsiiyo beerka wuxuuna isku sii badali karaa kancer

Hadda haddii aadan wali iska talaalin Hepatitis B iska talaa waa xanuun halis ah.

Ee Si Degdeg ah uso dalbo Dawadan oo Dabiiciga ah Taaso kaa ciribtirayso gabi ahaanba Cagaarshowga

Faa,iidada daawada cagaarshowga:

(1) waxey dhiiga ka sifeyn wixii ku jira oo caabuq ah

(2) waxey xoojin shaqada beerku u hayo jirka

(3) waxey daawo u tahay cagaarshowga noocyadiisa kala duwan

(4) waxey u roon tahay dhamaan xanuunada ku dhaca beerka

Fiiro gaar ah: daawadan loogu talagalay cagaarshowga waxey soconeysaa mudo sadax bilood oo xidhiidh ah.
Sadax bilood kadibna ilaahey idankii waad kaga bogsoon cagaarshow nooc walboo uu yahay.

Wixii faahfaahin ah naga soo wac nambarkan: what'sup

Wa.me/+252 61 2298225 61 2298225

09/06/2026
Nagalasoxirir whatsappka wa.me/+2526112298225Dhagaxa Xameetida,(Gallstones)?Xameetida waa xubin ku taala dhinaca midig e...
06/06/2026

Nagalasoxirir whatsappka wa.me/+2526112298225

Dhagaxa Xameetida,
(Gallstones)?
Xameetida waa xubin ku taala dhinaca midig ee qaybta sare ee caloosha, waana xubin sida kiishka oo kale u samesay, shaqadeeda ugu weyna ay tahay kaydinta iyo soo daynta dheecaanka Bayl waqti munaasab ah si dheefshiidka loo fududeeyo.

Waa maxay astaamaha? dhagaxa xameetida

Waxaa laga yaabaa oo badanaa dhacdo in qofka ayna kasoo muuqan wax astaan ah, xanuunka ayaa ladareemaa marka uu dhagaxa xameetida xiro marinada. Dhaqtarkaaga marka aad soo booqato ayaa laga yaabaa in uu ka arko raajada dhagaxa ama waqti qaliinka caloosha laguugu sameynayo.
Mararka qaar ayaa astaamaha laga yaaba in ay kasoo muuqdaan dadka qaar. Astaamaha soo muuqan kara waxaa ka mid ah

Qandho

Xanuun lama filaan ah oo soo booda ah oo sii xoogeysanaya midigta sare ee caloosha

Cagaarshoow

Lalabo ama matag

Saxaro sida dhoobado oo kale ah

Indhaha ama maqaarka oo midabka jaale kasoo muuqda sida cudurka joondiska

Sidee looga hortagi karaa dhagaxa xameetida:

Xanuunka dhagaxa xameetida waa mid la maaraynkaro oo dhibaatada ku imaan karta qaab nololeedka la xakamayn karo, Sida ugu wanaagsan ee lagu yareyn karo amaba hoos loogu dhigi karo in dhagaxaan uu ku sameymo xameetida waxaa ka mid ah

Cun cuno dheelitiran oo haka boodin waqtigooda

Cab biyo kugu filan adigoo ku dadaalaya in aad qaadato xadi kugu filan

Miisaankaaga oo halmar hoos loo rida waxa ay tahay wax yaabaha aad u saacida in dhagaxaan uu samaysmo

F.G WAXAAN KU HEYNAA DAAWOOYIN ORGANIC AH OO dhagaxa xameetida
Gabi ahaanba kaa zuulinaaya wax dhibato ahna malahan
Talo iyo daaweyn isla socda waad heleysa meel walboo aad caalamka, uga sugantahay insha alah
nagalasoxirir whatsappka wa.me/+252 61 2298225

28/05/2026

Taxanaha Caafimaadka

Salpingitis (Salbinjaaytis) - infakshan ku dhaca Tubooyinka

1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan saameeya ama ku dhaca tubooyinka makaanka waxaana caabuqaan dadka qaba kasoo daahda ama qalqal gasha caadada, marka ugu dambaysana waxa aad u yaraada fursadaha dhalmada gabadha whatspka laso xariir # # 61 2298225

2. Salpingitis calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qoyaan ka yimaada xaga hoose gaar ahaan qoyaan midabkiisu badalan yahay, shirif la socda qoyaankaas, dhiiga caadada in gabadhu aad ugu xanuunsato iyo gabadha oo jamaaca dhexdisa ku dareenta xanuun zaaid ah sowac tellka 0612298225

3. Sidoo kale calaamadaha cudurkaan lagu garto waxaa ka mid ah in dhiig yar yimaado inta u dhaxaysa labada wareeg ee caadada, dhabar xanuun, caloosha oo dhinac ama labada dhinac qofka ka xanuunta, qandho yar, dhabar xanuun joogta ah iyo lalabo marka qaar la arko

4. Xanuunkaan waxaa keena ama sababa noocyo ka mid ah bakteeriyada (bacteria), sidoo kale xanuunkaan wxaaa keeni kara cudurada lagu kala qaado galmada qaybo ka mid ah, haweenka la xanuunsan cudurkaan ayaa aad usoo badanaya marka loo eego sanadihii h**e

5. Waa cudur la daawayn karo aadna u fudud hadii si dhab ah loo baaro, iyada oo laga duulaayo astaamaha cudurkaan sidoo kale xanuunkaan waxaa dhici karta in saamayn uu ku yeesho galmada, timaha qofka oo daata, dhalmada iyo dhicis ama dilan inuu keeno

6. Vitaminada qaar oo qofka jirkiisa ka maqan, barar in gabadhu ka dareento xuddunta hoosteeda, iyo fadhiga oo aad u badan waa waxyaabaha sababta u noqon kara xanuunkaan, sido kale xanuunkani saamayn toos ah iyo mid dadban ayuu ku yeelan karaa ugxaanta

7. Exercise ama jimicsi in uu qofku sameeuo ay waajib tahay, cuntooyin in uu ka fogaado lagula taliyo iyo waxyaabo in uu cuno lagu taliyo ayaa jira marka laga hadlaayo xanuunkaan sidaa darteed la xiriir dhakhtarka kuugu djow hadiu aad isaga shakiso xanuunkaan.

Gaarsii Walaalaha Kale Si Taladaan U Caawiso

whatspka iga sowac # # +252 61 2298225

10/05/2026

Maka Cawaneysaa cagaarshowga Waxaan kuu heynaa daawo herbal ah dhaman wasaqda Jirka oo dhan kadhaqeyso
πŸ‘‰Nagala soo xirii what's up :htt:wa,me: +252612298225

Matahay qof doonayo adeeg caafimaad oo dhameystiranMatahay qof laxanunsan xanunno  kaladuwan?Haddii jawabtadu ay tahy   ...
07/05/2026

Matahay qof doonayo adeeg caafimaad oo dhameystiran
Matahay qof laxanunsan xanunno kaladuwan?
Haddii jawabtadu ay tahy Haa
waxaan kuu heynaa daawo dabiici ah oo aad utayeeysan mudo gaban guduhoodna cudurada kuxalin karto waxaa kaloo ay awood uleedahay latacalida cudurrada iyo iney baabi'iso gabi'ahaantoodba. Insha allah
Xalbaa loo helay xanunyada joogtada ah:
Waxaa la helay daawoyin dabiici ah waxbadana kataraya cuduraddii lala noolan jirey:
1=Gaaska
2=Dhiikarka
3=Dhalma la'anta
4=Buurnida ama cayilka muddo gaaban
5=Burada adigon qaliin marin
6=Babasiirka adigon qalin marin
7=Macaanka ama sonkorta
8=Kansarka
Iyo xanunno kale
Haddii xanuun , murugo iyo dhibaatooyin ku haayaan soo gaar xarunta
Fadlan lasooxiriir number: 61 2298225
Ama what's upka +262612298225

Nagalasoxirir whatsappka wa.me/+252612298225🚨 Maka cabaneysa XANUUNKA BABAASIIRTA?Ma dareentaa:❗ Cuncun agagaarka futada...
30/04/2026

Nagalasoxirir whatsappka wa.me/+252612298225
🚨 Maka cabaneysa XANUUNKA BABAASIIRTA?
Ma dareentaa:
❗ Cuncun agagaarka futada
❗ Dhiig cas markaad saxaroonayso
❗ Xanuun iyo raaxo darro markaad fadhiisato ama saxarootid
❗ Barar ama buro ka muuqata futada
Haddii aad isku aragto calaamadahan, waxaa suuragal ah inaad qabto babaasiir.
Babaasiirtu waa xanuun ku dhaca dad badan, balse dad badan ayaa ka xishooda inay ka hadlaan.
Laakiin ha u ogolaan xanuunkan inuu saameeyo nolol maalmeedkaaga.

🌿 Hadaba Waxaad Naga Heli doonta Daawo Dabiici ah oo ka caawin karta:
βœ”οΈ Inay yareyso xanuunka iyo bararka
βœ”οΈ Inay dejiso cuncunka
βœ”οΈ Inay ka Cirib tirto xanuunka Baabasiirka mudo kooban insha alah

Dad badan oo h**e u isticmaalay ayaa ka helay natiijo wanaagsan.
πŸ“² Haddii Aad Rabto Inaad Ka Nasato Babaasiirta
La soo xiriir hadda si laguu siiyo latalin cafimaad iyo daawadi ku haboneyd
πŸ‘‰ WhatsApp:
wa.me/+252612298225

Waadna heleysa meel walboo aad Caalamka Kaga sugantahay insha alah
πŸ’¬ La tasho hadda β€” Caafimaadkaaga waa muhiim.

28/04/2026
 .  maqaarka waa xaalad   daro ah iyo cun cun ah dadka marka ay cun cunka   waxa oo ku qasbaa in ay xuqaan.waxyaabaha   ...
20/04/2026

.

maqaarka waa xaalad daro ah iyo cun cun ah dadka marka ay cun cunka waxa oo ku qasbaa in ay xuqaan.

waxyaabaha in cun cunka darsado waxaaa ka mid ah in maqaarka noqdo mid .

cun cunka maqaarka waa mid caan ah waxayna ku badan tahay dadka wayeelka.

hadaba hadaad ka cabaneyso waxaan kuu heyna dawada loogu tala galay oo Herbal ah

Ama Madoneysaa in ad kabogsooto ama a kucafimado cafimadka
alle ayaa hayeee dadalkana walama huraan

hada doneysid nagala soxirirπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ # # # # # #+252612298225

0612298225

Address

Wadajir
Mogadishu
121

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr's nasro herbal medicine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share