Dr.Mohamed Dinle

Dr.Mohamed Dinle Kusoo dhawow page keena adigoo ka helaya la talin caafimad

07/05/2026

Mogadishu Health Cluster

kulliyadda Daaweynta iyo Qalliinka Jaamacadda (Medicine & Surgery) ayaa ardayda sannadka 5aad ka qaadday imtixaanka OSCE oo ah imtixaan baraatiko caalami ah. Imtixaanka waxaa lagu qabtay xarunta Mogadishu Health Cluster, waxaana kormeer iyo qiimeyn dibadeed (External Examiner) ka ahaa Dr. Omer Al Sharif oo ah dhakhtar ku takhasusay Cudurrada Hormoonnada Carruurta (Paediatric Endocrinology), ahna hormuudka Kulliyadda Caafimaadka ee Budhaana

University. .

Mohammed Ahmed Nairobi Ashraf Elzubair

19/04/2026

Soo dhaweent casho sharaft loo dhameeyay dhaqtiir ka imaatay dalka Hindia Gobolka Hyderabad

13/04/2026
13/04/2026

Dr.Ashraf Obstetricean and Gynecologist

13/04/2026

Casuumad loo sameeyay qeeb ka mida dhaqaatiirta Isbitaalka Mogadishu Health Cluster iyo Maamulka

13/04/2026

Morning word round Cheif Cardiology Division Mogadishu Health Cluster

Address

Taleex, Hodan
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Mohamed Dinle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category