Hon Hassan Ibrahim

Hon Hassan Ibrahim waxan ku so gudbin doonaa xogo muhiim ah oo iskugu jira mid aqooneed, mid siyaasadeed, iyo mid ka hadleysa waxbarashada

Ciid Mubarak dhamman Ummadda muslimiinta gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed Ciidaan ciideeda kale allah nabad hangu gaarsii...
27/05/2026

Ciid Mubarak dhamman Ummadda muslimiinta gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed
Ciidaan ciideeda kale allah nabad hangu gaarsiiyo 🤲🤲

Hambalyo, Xildhibaanada Golaha wakiillada nagu matali doona Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed inta nasiibka uyeelatay, w...
26/05/2026

Hambalyo, Xildhibaanada Golaha wakiillada nagu matali doona Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed inta nasiibka uyeelatay, waxaan idin leenahay Allah idin la garab galo, waxaan idin ka sugnaaba waa matalaad dhab ah, guuleysta.
Mohamed Ibrahim Barre
Luul Issack Adam Halgan
Hon Abdullahi Mustaf Adan

Hambalyo 15-ka May – Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 🇸🇴❤️Waxaan hambalyo diirran u dirayaa dhammaan dhalinyarada Soom...
15/05/2026

Hambalyo 15-ka May – Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 🇸🇴❤️

Waxaan hambalyo diirran u dirayaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda qiimaha badan ee 15-ka May, maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed.

Maalintani waa maalin lagu xasuusto geesiyadii dhalinyarada ahaa ee SYL kuwaas oo naftooda iyo maskaxdooda u huray xorriyadda, midnimada iyo horumarka dalka Soomaaliyeed. Waxay ahaayeen tusaale waddaniyad, geesinimo iyo isku duubni.

Dhalinyaradu waa rajada ummadda iyo tiirka horumarka bulshada. Waxaa muhiim ah in dhalinyarada maanta ay sii wadaan dadaalka, waxbarashada, hal-abuurka iyo ilaalinta midnimada dalka.

Alle ha barakeeyo Soomaaliya iyo dhalinyaradeeda. 🇸🇴

Hambalyo maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed.


06/05/2026

Shacabka ku nool caasimada iyo gobolada kale waxay la dhiban yiihiin lacagaha kaashka ah oo ay ku tiirsanayd nolol maalmeedkoda kadib markii la diiday lacagta kaashka ah ee SHILIN SOOMAALIGA ah
Shacabka isku mid ah ahan qof haduun dhergan yahay ogow qof baahan ayaa jiro , qof haddi EVC heysto ogow qofaan heysan lacagta EVC
Labadan maalin waxa ciriiiri gashay nolosha Shacabka soomaaliyeed sababto ah waxa gebi haanba u shaqayn waayey lacagtii EVC adayd

Ugu dambeyntii waxan fariin u diraya Madaxweynaha soomaaliya, Ra'iisul wasaariha , Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo cidkasta oo quseysa fariinta waxan leeyahay shacabka soomaaliyeed haloo turo hala dhagaysto cabashadooda halaga warhaayo

Nabadonka beesha Abtugaay Nabadoon Ibarahim Hassan Osman  (Kuusaney) oo kamid ah nabadoonada beesha Garre ayaa hambalyo ...
30/04/2026

Nabadonka beesha Abtugaay Nabadoon Ibarahim Hassan Osman (Kuusaney) oo kamid ah nabadoonada beesha Garre ayaa hambalyo iyo bogaadin ugu tegay hoggaamiyaha ku meel gaarka ah Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xajji.


AFGOOYE:-Taliyaha Qeybta Boliiska Dowladda K/Galbeed ahna Taliyaha qeybta Gobolka Shabellaha Hoose S/Guuto Abdi ibrahim ...
27/04/2026

AFGOOYE:-Taliyaha Qeybta Boliiska Dowladda K/Galbeed ahna Taliyaha qeybta Gobolka Shabellaha Hoose S/Guuto Abdi ibrahim Shaamow (Abdi-Dheere) ayaa Maanta Xilka u kala wareejiyay Taliyaha Cusub ee Saldhiga Degmada Afgooye X/le Mohamed Ali Mohamed iyo Taliyihii h**e G/le Ali Roble Abdi.

Munaasabada oo ka dhacday Saldhiga waxaa joob-joog ka ahaa Gudoomiye Kuxigeenka Amniga Gobolka Sh.hoose,Gudoomiyaha Degmada Afgooye, Gudoomiyaha Maxk**adda Degmada,Taliyaha Howgelinta Guutada 1aad ee Daraawiishta Boliiska iyo Masuuliyiin kale ayuu si rasmi ah xilka kula wareegay Taliye Mohamed Ali Mohamed.

Taliyaha Qeybta Boliiska Dowladda K/Galbeed ahna Taliyaha qeybta Gobolka Shabellaha Hoose S/Guuto Abdi ibrahim Shaamow (Abdi-Dheere) ayaa Taliyaha Cusub ee Saldhiga Faray inuu guto Waajibaadka qaranka ee Taliska Boliiska u igmaday.


23/04/2026

Alxm waa Roobaysanay 🤲🤲🤲

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Xulka Degmada Qoryooley ayaa ku guuleysatay koobka degmooyinka gobolka shabelaha hoose kaas o...
18/04/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Xulka Degmada Qoryooley ayaa ku guuleysatay koobka degmooyinka gobolka shabelaha hoose kaas oo ay martigelinayeen Deegaanka Shalanbood
Xulka Degmada Qoryooley Aya guul weyn ka so garay dhigooda Deegaanka Janaale ee gobolka shabelaha hoose ciyaartaas oo ay ku so dhamaatay (Qoryooley 1 iyo Janaale 0)

Finalka Koobka Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa galabta lagu qabanayaa deegaanka Shalanbood, iyadoo ay foodda ...
17/04/2026

Finalka Koobka Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa galabta lagu qabanayaa deegaanka Shalanbood, iyadoo ay foodda is darayaan degmooyinka Qoryooley iyo Janaale.

Ciyaartooyda Degmada Qoryooley. ayaa gaaray Shalanbood, halkaas oo ay ugu diyaar garoobayaan kulanka k**a dambaysta ah ee tartanka. Labada dhinac ayaa muujinaya diyaar garow xooggan, iyadoo taageerayaashuna ay si weyn u sugayaan ciyaar xiiso leh oo go’aamin doonta horyaalka.

Sidokle waxaan guul u rajeynayaa Xulka Degmada Qoryooley

F.g Hadaa Xarif Tahay Ha Ila Hariir Marin 🤣🙈

Hambalyo Hambalyo congratulation Dr C/fitaax Cilmiga aad baratay allah haku anfaco guuleyso sxp
17/04/2026

Hambalyo Hambalyo congratulation Dr C/fitaax
Cilmiga aad baratay allah haku anfaco guuleyso sxp

16/04/2026

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617212176

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Hassan Ibrahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hon Hassan Ibrahim:

Share