Somali Prosthetic And Rehabilitation Center

Somali  Prosthetic  And Rehabilitation Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Prosthetic And Rehabilitation Center, Orthotics & Prosthetics Service, Mogadishu.

Somali Care waxay u taagan tahay daryeel daaweyn iyo dib-u-kabasho tayo lehPhysiotherapy • Prosthetics • Rehabilitation
21/09/2026

Somali Care waxay u taagan tahay daryeel daaweyn iyo dib-u-kabasho tayo leh

Physiotherapy • Prosthetics • Rehabilitation

Somali Care – Qaybta Physiotherapy 🦴💚Daryeel tayo leh iyo dib u kabasho wanaagsan📍 Dalcada Talex Area, Masjidka Abdirash...
19/09/2026

Somali Care – Qaybta Physiotherapy 🦴💚

Daryeel tayo leh iyo dib u kabasho wanaagsan
📍 Dalcada Talex Area, Masjidka Abdirashiir
📞 +252 614 591 193

Jumco Mubaarak 🤍Alle ha inaga aqbalo camalladeenna hana nagu anfaco kheyrka 🤲Somali Care❤️
18/09/2026

Jumco Mubaarak 🤍

Alle ha inaga aqbalo camalladeenna hana nagu anfaco kheyrka 🤲

Somali Care❤️

Dhoolla-caddeyn caafimaad qabta waxay ka bilaabataa daryeel wanaagsanSomali Care – Qaybta Ilkaha waxaa jooga Dr. Sultan ...
16/09/2026

Dhoolla-caddeyn caafimaad qabta waxay ka bilaabataa daryeel wanaagsan

Somali Care – Qaybta Ilkaha waxaa jooga Dr. Sultan Abdi Isak oo ku takhasusay daryeelka iyo daaweynta ilkaha

📞 Nala soo xiriir: +252 61 459 1193

Somali Care

Waxaan kuu haynaa adeegyo caafimaad oo tayo leh oo ay bixiyaan dhakhaatiir iyo khubaro takhasus leh🤍💙 Daryeel • Tayo • K...
15/09/2026

Waxaan kuu haynaa adeegyo caafimaad oo tayo leh oo ay bixiyaan dhakhaatiir iyo khubaro takhasus leh🤍

💙 Daryeel • Tayo • Khibrad

📞 Nala soo xiriir: +252 614 591 193

Somali Care — Meel adiga lagugu tala galay

Somali Care — Caafimaadkaaga ayaa ah mudnaanteena. 💚📍 Dalcadda Taleex📞 +252 614 591193
14/09/2026

Somali Care — Caafimaadkaaga ayaa ah mudnaanteena. 💚

📍 Dalcadda Taleex
📞 +252 614 591193

Somali Care qaybteeda Physiotherapy waxay kuu diyaarisay daryeel iyo tababar kaa caawinaya soo-kabashada iyo dhaqdhaqaaq...
13/09/2026

Somali Care qaybteeda Physiotherapy

waxay kuu diyaarisay daryeel iyo tababar kaa caawinaya soo-kabashada iyo dhaqdhaqaaq wanaagsan.

Daryeel tayo leh
Khubaro iyo qalab casri ah
Soo-kabasho ku saleysan baahidaada

📞 Nala soo xiriir: +252 61 4591193

Waxaan bixinnaa adeegyo casri ah oo ku saabsan daryeelka iyo dib-u-soo-celinta timaha, iyadoo lagu siinayo talo iyo dary...
12/09/2026

Waxaan bixinnaa adeegyo casri ah oo ku saabsan daryeelka iyo dib-u-soo-celinta timaha, iyadoo lagu siinayo talo iyo daryeel ku habboon baahidaada.

📍 Somali Care
📞 Nala soo xiriir maanta si aad wax badan uga ogaato adeegga.

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH!Somali Care – Qaybta Physiotherapy-ga waxay bulshada ku wargelinaysaa in Khamiista ay bixinayso ade...
10/09/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH!

Somali Care – Qaybta Physiotherapy-ga waxay bulshada ku wargelinaysaa in Khamiista ay bixinayso adeegyada Physiotherapy-ga LACAG LA’AAN

Hadaba fursadan yay ku dhaafin

Physiotherapywaa tallaabada aad qaadi karto si aad u yareyso xanuunka u hagaajiso dhaqdhaqaaqa jidhka una soo celiso awo...
09/09/2026

Physiotherapy

waa tallaabada aad qaadi karto si aad u yareyso xanuunka u hagaajiso dhaqdhaqaaqa jidhka una soo celiso awooddaada

📞 La xiriir Somali Care: +252 614 591193

Address

Mogadishu
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Prosthetic And Rehabilitation Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share