Badqab 360

Badqab 360 Badqab dhammaystiran.

25/03/2026
U Naxariiso NaftaadaWaxaad naftaada la hadashaa in ka badan inta aad dadka kale la hadasho. Mararka qaarkoodna... adiga ...
24/03/2026

U Naxariiso Naftaada

Waxaad naftaada la hadashaa in ka badan inta aad dadka kale la hadasho. Mararka qaarkoodna... adiga ayaa isku ah cadowgaada kuugu daran.
Waxaad dib u milicsataa gafafkaadi.
Waxaad naftaada ku eedesyaa wax kasta.
Waxaad filataa kaamilnimo (perfection).

Laakiin xaqiiqdu waa tan:
Waxaad tahay bani-aadam.
Maalin walbo wax cusub ayaad baranaysaa.
Waad mudan tahay inaad si tartiib ah u kobacdo.

Ula hadal naftaada sidi qof aad dhowrto.

Adigaa Mudan!

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badqab 360 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share