Barbaar Youth Wellness

Website Contact the practice

Barbaar Youth Wellness Barbaar Youth Wellness waxaa ay ka shaqaysaa caafimaadqabka maskaxeed ee dhalinyarada Soomaaliyeed.

Ciid wanaagsan dhamaantiin.Farxad iyo caafimaad ku ciida.
26/05/2026

Ciid wanaagsan dhamaantiin.

Farxad iyo caafimaad ku ciida.

Caafimaadka maskaxda waa mudnaanta koowaad marwalba. Fadlan uga taxaddar si wanaagsan πŸ’š
19/05/2026

Caafimaadka maskaxda waa mudnaanta koowaad marwalba. Fadlan uga taxaddar si wanaagsan πŸ’š

28/03/2026

Ma dareemeysaa walwal badan, murugo joogto ah, ama culaysyo nafeed oo aan la xamili karin?

Wacan Therapy waa hab aad si online ah ula kulmi karto dhakhtar cilminafsi kaasi oo xaaladdaada si qoto leh u fahmaya.

βœ… Waxa aad heli doontaa fahan dhab ah oo ku saabsan waxa aad dareemayso
βœ… Waxaad baran doontaa sida loo yareeyo walwalka iyo murugada
βœ… Waxaad heli doontaa supplements iyo latalin cilmi ku dhisan
βœ… Waxaa laguu sameyn doonaa qorshe taageero kuu gaar ah iyo kawarqab joogto ah muddo 7 maalood ah kadib kulanka.

Hadda nala soo xariir oo balanta qabso
πŸ‘‡
barbaar.org/wacan-therapy

Asc dhamaan walaalaha barbaar Wellness,  waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan, Ilaahay ciidaan ciideeda baraare, barwaaqo...
20/03/2026

Asc dhamaan walaalaha barbaar Wellness, waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan,
Ilaahay ciidaan ciideeda baraare, barwaaqo iyo caafimaad hanagu gaarsiiyo, acmaashii bishi barakaysnaydna hanaga aqbalo.

Xalqada maanta ee barnaamij xasilooni waxa aan kaga hadlaynaa samaysashada xudduud o shaqsi ah si aadan ula kulmin qiima...
07/03/2026

Xalqada maanta ee barnaamij xasilooni waxa aan kaga hadlaynaa samaysashada xudduud o shaqsi ah si aadan ula kulmin qiimadhac nafeed.

YouTube πŸ‘‡

Qofka in uu yeesho xudduudo shaqsi ah waxaa ay ka caawinaysaa in uu maamulo habka ay noloshiisa u soconayso iyo sida ay dadka ula macaamilayaan.Haddii aadan ...

Waxa aan idiin soo diraynaa salaan iyo hambalyo ku aadan curashada bisha barakaysan ee Ramadan. Waxa aan Alle ka tuugayn...
17/02/2026

Waxa aan idiin soo diraynaa salaan iyo hambalyo ku aadan curashada bisha barakaysan ee Ramadan.

Waxa aan Alle ka tuugaynaa caafimaad iyo xasilooni aan ku gudano waajibaadka bishaan ramadaan, Soonka, salaadda iyo Ducadana naga aqbalo.

πŸŒ™

07/02/2026
Dadkayga Soomaalida ma daneeyaan caafimaadka maskaxda, laakiin aniga ahmiyadda 1aad ayaan siiyaa, waayoo waa qeyb kamida...
04/02/2026

Dadkayga Soomaalida ma daneeyaan caafimaadka maskaxda, laakiin aniga ahmiyadda 1aad ayaan siiyaa, waayoo waa qeyb kamida daryeelka iyo kobcinta naftayda.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barbaar Youth Wellness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Barbaar Youth Wellness:

Shortcuts

Share