Hospital UNISO

Call Website

Hospital UNISO Hospital Uniso is a healthcare provider offering quality care.

๐—›๐—˜๐—ฆ๐—›๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐— ๐—œ ๐—”๐—› ๐ŸคIsbitaalka Jaamacadda Soomaaliya iyo Naadiga Qalin-jebiyayaasha Jaamacadda Soomaaliya (๐—จ๐—ก๐—œ๐—ฆ๐—ข ๐—”๐—น๐˜‚๐—บ๐—ป๐—ถ) w...
01/10/2026

๐—›๐—˜๐—ฆ๐—›๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐— ๐—œ ๐—”๐—› ๐Ÿค

Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya iyo Naadiga Qalin-jebiyayaasha Jaamacadda Soomaaliya (๐—จ๐—ก๐—œ๐—ฆ๐—ข ๐—”๐—น๐˜‚๐—บ๐—ป๐—ถ) waxay si rasmi ah u wada saxiixdeen Heshiis Iskaashi (MoU), kaas oo lagu xoojinayo adeegyada caafimaad iyo mudnaanta ay helayaan xubnaha ๐—จ๐—ก๐—œ๐—ฆ๐—ข ๐—”๐—น๐˜‚๐—บ๐—ป๐—ถ.

๐—”๐—Ÿ๐—จ๐— ๐—ก๐—œ๐—š๐—” ๐—จ๐—ก๐—œ๐—ฆ๐—ข - ๐Ÿฑ๐Ÿฌ% ๐—ค๐—œ๐—œ๐— ๐—” ๐——๐—›๐—œ๐— ๐—œ๐—ฆ

Xubnaha haysta ๐—จ๐—ก๐—œ๐—ฆ๐—ข ๐—”๐—น๐˜‚๐—บ๐—ป๐—ถ ๐— ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ waxay heli doonaan ๐Ÿฑ๐Ÿฌ% ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ-๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜€ adeegyada caafimaad ee uu bixiyo Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya, iyadoo la raacayo shuruudaha iyo adeegyada uu heshiisku khuseeyo.

Faaโ€™iidadani waxay qayb ka tahay adeegyada iyo mudnaanta gaarka ah ee Isbitaalku u fidinayo xubnaha UNISO Alumni.

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ (๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐˜ ๐——๐—ฎ๐˜†).Wadnaha waa xubinta ugu qaalisan uu Ilaahey ina siiyay, waxa...
29/09/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ (๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐˜ ๐——๐—ฎ๐˜†).

Wadnaha waa xubinta ugu qaalisan uu Ilaahey ina siiyay, waxaana muhiim ah inaan mar walba ka fekerno sidii uu u noqon lahaa wadne caafimaad qaba.

05/09/2026

Waxaan Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed iyo Bukaannada ku xiran Isbitaalka UNISO lala socod siineynaa in ๐——๐—ฟ. ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป oo ah Dhaqtar ku Taqasusay Cudurada Dheefshiidka iyo Daaweynta Burooyinka kansarka uu dib ugu soo laabtay shaqada.

๐Ÿ“ Degmada Howlwadaag, Muqdisho
๐Ÿ“ž Number-ka Gaban: 2590
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: +252 61 8332419




๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’: Dhammaan bulshada Soomaaliyeed waxaa la ogaysiinayaa inuu dib shaqada ugu soo laabtay Agaasimaha Isbitaalka Ja...
05/09/2026

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’:
Dhammaan bulshada Soomaaliyeed waxaa la ogaysiinayaa inuu dib shaqada ugu soo laabtay Agaasimaha Isbitaalka Jaamacada Soomaaliya (UNISO), ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ/๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ-๐—”๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ก๐—ผ๐˜‚๐—ฟ , kadib markii uu dalka dibadiisa ugu maqnaa hawlo shaqo.
๐Ÿ“ Degmada Howlwadaag, Muqdisho - Somalia
๐Ÿ“ž Call Center: 2590

Sawirro ka mid ah munaasabaddii sagootinta ardayda ka qalin-jabisay Kuliyadda Maamulka & Dhaqaalaha.
27/08/2026

Sawirro ka mid ah munaasabaddii sagootinta ardayda ka qalin-jabisay Kuliyadda Maamulka & Dhaqaalaha.

27/08/2026

Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay ardayda ka qalin-jabisay Kuliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha, oo ay si buuxda uga qaybgaleen Maamulka iyo Kooxda Caafimaadka ee Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.

Waxaan Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed iyo Bukaannada ku xiran Isbitaalka UNISO lala socod siineynaa in ๐——๐—ฟ. ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ...
27/08/2026

Waxaan Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed iyo Bukaannada ku xiran Isbitaalka UNISO lala socod siineynaa in ๐——๐—ฟ. ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป oo ah Dhaqtar ku Taqasusay Cudurada Dheefshiidka iyo Daaweynta Burooyinka kansarka uu dib ugu soo laabatay shaqada kadib fasax gaaban oo wadanka dibadiisa ku maqnaa.

๐Ÿ“ Degmada Howlwadaag, Muqdisho
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: +252 61 8332419




waxaan ugu talagalnay qayb gaar ah oo loogu adeego dhallaanka iyo caruurta, annagoo bixinayna daryeel tayo leh iyo baari...
13/08/2026

waxaan ugu talagalnay qayb gaar ah oo loogu adeego dhallaanka iyo caruurta, annagoo bixinayna daryeel tayo leh iyo baaritaanno dhammaystiran.

๐Ÿ“ Degmada Howlwadaag, Muqdisho
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: +252 61 8332419



La-Kulan oo Latasho Dhakhtarkeena Cudurada Guud ee Isbitaal Uniso ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐—ฟ ๐—›๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†.๐Ÿ“ Degmada Howlwadaag, Muqdisho๐Ÿ“ฒ...
12/08/2026

La-Kulan oo Latasho Dhakhtarkeena Cudurada Guud ee Isbitaal Uniso ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐—ฟ ๐—›๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†.

๐Ÿ“ Degmada Howlwadaag, Muqdisho
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: +252 61 8332419

12/08/2026

Kansarka ku dhaca dhiigga, oo loo yaqaan Leukemia ayaa u muuqda inuu waayadan dambe kusoo badanayo bulshada Soomaaliyeed. Wacyigelinta iyo fahamka calaamadaha h**e waxay muhiim u yihiin in qofku helo daryeel caafimaad oo ku habboon waqtigiisa.

Lakulan Dhakhtarkeenna Daaweynta Cudurada Dheefshiidka & Buroyinka kansarka si aad u hesho daryeel xirfad leh, talo sax ah, iyo xal ku habboon caafimaadkaaga.


Address

Holwadaag Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hospital UNISO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category