Hospital Uniso

Hospital Uniso Hospital Uniso is a healthcare provider offering quality care.

Jimca wanaagsan dhammaan bulshada qaaliga ah ee ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.
21/05/2026

Jimca wanaagsan dhammaan bulshada qaaliga ah ee ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.

21/05/2026

Qanjirka dhuunta (Thyroid) wuxuu door muhiim ah ka qaata nidaaminta dheef-shiidka iyo guud ahaan shaqada jidhka.
Muuqaalkan waxaad kaga bogan doontaa warbixin muhiim ah oo ku saabsan cudurrada ku dhaca qanjirka dhuunta.

La-Kulan Dhakhtarkeena Uur-ku-jirta & Computer-ka (Ultrasound) ee isbitaal Uniso 𝗗𝗿.𝗞𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶𝗷𝗮 𝗤𝗮𝗹𝗶𝗶𝗳
✅Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: 🔗 https://www.hospitaluniso.so/appointment

Ma doonaysaa inaad ballan caafimaad si fudud u qabsato?Booqo website-keena oo buuxi foomka ballanta adigoon iman isbitaa...
17/05/2026

Ma doonaysaa inaad ballan caafimaad si fudud u qabsato?
Booqo website-keena oo buuxi foomka ballanta adigoon iman isbitaalka.
Hel adeeg degdeg ah oo tayo lehhal gujin oo keliya!

https://www.hospitaluniso.so/appointment

𝗠𝗮 𝗼𝗴𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻 𝗗𝗵𝗶𝗶𝗴-𝗸𝗮𝗿𝗸𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗰𝘂𝗱𝘂𝗿 𝗮𝗺𝘂𝘂𝘀𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗱𝗶𝗹𝗮𝗮 𝗮𝗵?✅Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticm...
16/05/2026

𝗠𝗮 𝗼𝗴𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻 𝗗𝗵𝗶𝗶𝗴-𝗸𝗮𝗿𝗸𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗰𝘂𝗱𝘂𝗿 𝗮𝗺𝘂𝘂𝘀𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗱𝗶𝗹𝗮𝗮 𝗮𝗵?

✅Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: 🔗 https://www.hospitaluniso.so/appointment

Fadlan Ha Istimcaalin Daawo Anan Dhakhtar Ku Qorin.
13/05/2026

Fadlan Ha Istimcaalin Daawo Anan Dhakhtar Ku Qorin.

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗵 𝗘𝗲 𝗞𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮.Maanta waxaan si weyn u xusaynaa geesiyaasha caafimaadka ee naf hurnima...
12/05/2026

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗵 𝗘𝗲 𝗞𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮.
Maanta waxaan si weyn u xusaynaa geesiyaasha caafimaadka ee naf hurnimada, samirka iyo daryeelka joogtada ah u haya bulshadeena.

11/05/2026

Muuqaalkan waxaad kaga bogan doontaa warbixin muhiim ah oo ku saabsan qanjidhka Thyroid-ka, waxa uu yahay, calaamadaha lagu garto, iyo saamaynta uu ku leeyahay caafimaadka guud ee jirka.

La-Kulan Dhakhtarkeena Cudurada Guud ee isbitaal Uniso 𝗗𝗿. 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗡𝘂𝗿 𝗛𝗶𝗿𝗲𝘆.
✅Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: 🔗 https://www.hospitaluniso.so/appointment

11/05/2026

𝗗𝗿. 𝗠𝘂𝗻𝗮 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗱𝗮𝗻, oo ah dhakhtarka carruurta ee Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya, ayaa fariin wacyigelin ah oo ku saabsan daryeelka ubadka nala wadaagaysa, gaar ahaan xilliyadan lagu jiro isbeddelka cimilada.

✅Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: 🔗 https://www.hospitaluniso.so/appointment

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻𝗻𝗮𝗮 𝗱𝗮𝗿𝘆𝗲𝗲𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝗯𝗼𝗼𝗻 𝗶𝗹𝗺𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮.✅Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaa...
11/05/2026

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻𝗻𝗮𝗮 𝗱𝗮𝗿𝘆𝗲𝗲𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝗯𝗼𝗼𝗻 𝗶𝗹𝗺𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮.
✅Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: 🔗 https://www.hospitaluniso.so/appointment

Address

Holwadaag Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hospital Uniso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category