Dr Kiilo Community Health Center

Dr Kiilo Community Health Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Kiilo Community Health Center, Hospital, Tareedisho-isgoyska macaani, Mogadishu.

Ku soo dhawoow Dr Kiilo Community Health Center
Hal meel oo aad ka hesho daryeel caafimaad oo dhamaystiran
Qaliinada • Baaritaanada • Ilkaha • Pharmacy

📍 Treedisho – Isgoyska Macaani

🌙 Ciid Mubaarak ✨Alle ha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii suubanaa 🤍Farxad, caafimaad iyo barwaaqo ayaan idii...
27/05/2026

🌙 Ciid Mubaarak ✨
Alle ha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii suubanaa 🤍
Farxad, caafimaad iyo barwaaqo ayaan idiin rajeynayaa.
كل عام وأنتم بخير 🌙🤍

24/05/2026

Dr Ali Mohamed Hassan (Dr Kiilo) oo ku takhasusay General Surgery ayaa diyaar kuu ah si uu kuu siiyo adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

Waxaan bulshada u haynaa adeegyo caafimaad oo casri ah iyo qaliimo kala duwan oo lagu fulinayo xirfad, taxadar, iyo daryeel buuxa. 👨‍⚕️🩺

✅ Qaliimada Guud
✅ La-talinta caafimaadka
✅ Daryeel bukaan oo heer sare ah
✅ Badbaado & Xirfad caafimaad

📍 Tareedisho, Isgoyska Macaani
📞 615178972

🛡️ “Badqabkaaga waa inoo muhiim.”










Daryeel caafimaad oo aad ku kalsoonaan karto!Dr Ali Mohamed Hassan Dr Kiilo  waa dhakhtar ku takhasusay qaliimada guud, ...
18/05/2026

Daryeel caafimaad oo aad ku kalsoonaan karto!

Dr Ali Mohamed Hassan Dr Kiilo waa dhakhtar ku takhasusay qaliimada guud, kana go’an badbaadada iyo caafimaadka bukaannada.

📍 Dr Kiilo Community Health Center
📌 Tareedisho, Isgoyska Macaani

☎️ 615178972
📧 [email protected]

🔹 Xirfad
🔹 Daryeel
🔹 Badbaado

Hooyo kasta waxay xaq u leedahay daryeel caafimaad oo ammaan ah🏥 Dr Kiilo Community Health Centerwaxay bulshada ugu bish...
08/05/2026

Hooyo kasta waxay xaq u leedahay daryeel caafimaad oo ammaan ah

🏥 Dr Kiilo Community Health Center
waxay bulshada ugu bishaaraynaysaa:
✨ DHALMO LACAG LA’AAN AH ✨

📍 Nagu soo booqo: Tareedisho – Isgoyska Macaani
📞 Nala soo xiriir hadda: 0615178972

30/04/2026

Dr Kiilo Community Health Center

Halkaan waxaad ka heleysaa daryeel dhab ah oo lagu kalsoonaan karo sida

✔️ Qaliimo kala duwan
✔️ Baaritaano sax ah
✔️ Dhalmo lacag la’aan ah
✔️ Gudniin lacag la’aan ah
✔️ Daaweynta baabasiirka (lacag la’aan)
✔️ Daryeelka ilkaha (Dental)

📍 Goobta: Tareedisho – Isgoyska Macaani

📞 Nala soo xiriir hadda: 0615178972




Waxaa si rasmi ah looga furay Tareedisho – Isgoyska Macaani🏥 Dr Kiilo Community Health Center✨ Daryeel tayo sare leh👨‍⚕️...
23/04/2026

Waxaa si rasmi ah looga furay Tareedisho – Isgoyska Macaani
🏥 Dr Kiilo Community Health Center

✨ Daryeel tayo sare leh
👨‍⚕️ Dhakhaatiir khibrad leh
⚡ Adeeg degdeg ah oo la isku haleyn karo
📍 Hadda ha sugin xanuun – ka hor tag oo na soo booqo maanta!
📞 Nala soo xiriir: 0615178972
📌 Goobta: Tareedisho, Isgoyska Macaani
👉 Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna koowaad!

Address

Tareedisho-isgoyska Macaani
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Kiilo Community Health Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category