DrBisle

DrBisle Halkani wa mareegta rasmiga ee Dr Abdiaziiz Bisle, Dr.ka aya ka cawinayo bahiyahaga cafimad e maqarka

CIID WANAGSAN DHAMAN UMADA MUSLIMKA AH GAAR AHAAN UMADA SOOMAALIYEED MEELWALBO DUNIDA KA JOOGTAANDrBisle
26/05/2026

CIID WANAGSAN DHAMAN UMADA MUSLIMKA AH GAAR AHAAN UMADA SOOMAALIYEED MEELWALBO DUNIDA KA JOOGTAAN

DrBisle

Daawaynta Canbaarta lugaha kalay imow Xarunteena Al-luqman Derma Clinic and laboratory 61 8196393 DrBisle
26/05/2026

Daawaynta Canbaarta lugaha kalay imow Xarunteena Al-luqman Derma Clinic and laboratory

61 8196393
DrBisle

26/05/2026
Xarunteena Al-luqman Derma Clinic and laboratory Ayaan diyaar idinkugu ahay.Naga soo wac 61 8196393 DrBisle Follow so dh...
24/05/2026

Xarunteena Al-luqman Derma Clinic and laboratory Ayaan diyaar idinkugu ahay.

Naga soo wac 61 8196393

DrBisle

Follow so dheh page ka
Share dheh postigan

17/05/2026

Isbuuc kadib iyo daaweynta Canbaarta madaxa wilkaas yar.

DrBisle 61 8196393

Xanuunka xalkaada halka aad ka helayso waa xarunteena Al-luqman Derma Clinic and laboratory Nagala soo xariir WhatsApp 6...
12/05/2026

Xanuunka xalkaada halka aad ka helayso waa xarunteena Al-luqman Derma Clinic and laboratory

Nagala soo xariir WhatsApp 61 8196393

Follow soo dheh page ka DrBisle

09/05/2026

🎊 HAMBALYO: SANNAD-GUURADII 2-AAD 🎊
Al-luqman Polyclinic Center
"2 Sano oo Daryeel, Daacadnimo iyo Adeeg Bulsho ah"

GUULIHII LABADA SANO:
Waxaan ku hanweynahay in muddadii labada sano ahayd ee aan shaqeynaynay aan u adeegnay:

✅ 5,000+ Bukaan oo helay daryeel caafimaad.

✅ Daawayn tayo leh iyo talo-siin hufan.

✅ Alle mahadiis, waxaan qayb ka noqonay caafimaadka bulshada.

Ballanteenu waa inaan sii kordhino tayada adeegga aan u hayno shacabka Soomaaliyeed.

NAGALA SOO XIRIIR:
Wixii faahfaahin ah ama ballan qabasho ah, fadlan nala soo xiriir:

📞 Mobile: 0619164437

📍 Location: Ceel-dheere, Dharkeynley, Mogadishu.

Xalka Daawaynta Canbaarta madaxa ayaad ka helaysa xarunteena Al-luqman Derma Clinic and laboratory Share dheh postigan F...
09/05/2026

Xalka Daawaynta Canbaarta madaxa ayaad ka helaysa xarunteena Al-luqman Derma Clinic and laboratory

Share dheh postigan
Follow soo dheh page ka DrBisle

61 8196393

Jimco wanagsan inta Nagu xiran, Dr Abdiaziz Abdiwahid Abdullahi ayaa marwalbo daawyan iyo talo kaa siin doonta dhaman Cu...
07/05/2026

Jimco wanagsan inta Nagu xiran, Dr Abdiaziz Abdiwahid Abdullahi ayaa marwalbo daawyan iyo talo kaa siin doonta dhaman Cudurada Maqaarka, Timaha iyo Cidiyaha

Kalay soo boqo xarunteena Al-luqman Derma Clinic and laboratory

Page follow zoo and share dheh DrBisle

07/05/2026

Kalay imow Xarunteena Al-luqman Derma Clinic and laboratory oo hel daawo sax ah ee xanuunkada.

Nagala soo xariir WhatsApp 61 8196393

Follow soo dheh page DrBisle

Address

Madiino, Ceel-dheere Kasoo Horjeedka Masjidka Bilaal
Mogadishu

Telephone

+252618196393

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DrBisle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category