Healing Path Clinic

Website

Healing Path Clinic Healing Path Clinic | Mogadishu, Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Professional mental health & psychosocial support for individuals, families, and communities.

Evidence-based care Culturally sensitive. Here for you.

ุฃุฎุตุงุฆูŠูŠู† ูˆ ุฃุทุจุงุก ู…ุฎุชุตูŠู† ู…ุฌุงู„ ุตุญุฉ ุงู„ู†ูุณูŠุฉ ูˆุฌู„ุณุงุช ุนู„ุงุฌ ู†ูุณูŠ.

Waxaan u mahadcelinaynaa xubnihii qiimaha lahaa ee Panelists-ka oo door muhiim ah ka qaatay falanqaynta iyo kobcinta doo...
11/09/2026

Waxaan u mahadcelinaynaa xubnihii qiimaha lahaa ee Panelists-ka oo door muhiim ah ka qaatay falanqaynta iyo kobcinta doodda ku saabsan World Su***de Prevention Day, iyagoo bulshada la wadaagay aqoon, khibrad iyo aragtiyo muhiim ah:

Abdikaafi Mohamud
Mental Health & Psychosocial Support Officer at WHO

Dr. Rukia Abukar
Emergency & Critical Care Specialist | Medical Liaison & Occupational Health

Dr. Shukri Abbas
A Licensed Psychotherapist & Member of the Somali Mental Health Association

Sidoo kale, waxaan mahad gaar ah u jeedinaynaa xiriiriyaha doodda (Moderator):

Asma Mohamud Dirie
Moderator

***dePreventionDay


Waxaa noo soo gabagaboobay barnaajkeeni wacyi galinta   World Su***de Prevention Day, oo sanadkan diiradda lagu saaray m...
11/09/2026

Waxaa noo soo gabagaboobay barnaajkeeni wacyi galinta World Su***de Prevention Day, oo sanadkan diiradda lagu saaray mowduuca: โ€œChanging the Narrative on Su***de โ€“ Start the Conversation.โ€

Waxaan uga mahadcelinaynaa guest speakers nagala soo qayb galay waqtigooda, aqoontooda iyo sida ay uga qaybqaateen kor u qaadista wacyiga caafimaadka maskaxda iyo ka-hortagga isdilka.

Dr.Ali Osman-Acting DG

Dr. Luul Mohamed Mohamud โ€“ President of Somali Medical Association

Farah Mohamed Sharawe โ€“ Maareeyaha Hayโ€™adda Daawada iyo Agabka Caafimaadka Soomaaliya

Dr. Hanaa Abdirahman โ€“ Professional Psychologist & Mental Health Specialist

Dr. Mohamed Taher Abdel Karim โ€“ Psychology Specialist & University Lecturer

Dr. Sariyo Mohamed Shire โ€“ Psychiatrist & Islamic Psychology Specialist

***dePreventionDay ***dePrevention

Mahadsanidiin dhammaantiinAlxamdulillaah, waxaan marka h**e u mahadcelinaynaa Ilaahay  oo noo fududeeyay qabsoomidda bar...
11/09/2026

Mahadsanidiin dhammaantiin

Alxamdulillaah, waxaan marka h**e u mahadcelinaynaa Ilaahay oo noo fududeeyay qabsoomidda barnaamijka qiimaha badan ee World Su***de Prevention Day.

Mahad gaar ah waxaan u jeedinaynaa Wasaaradda Caafimaadka, WHO, Somali Mental Health Association, Healing Path clinic, Hodan Hospital, iyo dhammaan khubaradii iyo marti-sharaftii nagala qaybqaatay barnaamijkan.

Sidoo kale, waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ka-qaybgalayaashii waqtigooda, taageeradooda iyo sida quruxda badan ee ay uga qaybqaateen wacyigelinta caafimaadka maskaxda.

Changing the Narrative on Su***de โ€“ Start the Conversation.

***dePreventionDay ***dePrevention

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚Topic: World Su***de Prevention DayAli Abdirahman osmanAgaasimaha caafimaadka Deegaanka i...
10/09/2026

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚

Topic: World Su***de Prevention Day
Ali Abdirahman osman

Agaasimaha caafimaadka
Deegaanka iyo cimilada ahna kusimaha
Agaasimaha guud.

๐Ÿ“Goobta: Hodan Hospital
๐Ÿ“… Taariikhda: 10 september 2026
โฑ๏ธ waqtiga: 3:00 PM

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚Topic: World Su***de Prevention DayDr Mohamed taher abdel karimholds a phd in psychology ...
10/09/2026

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚

Topic: World Su***de Prevention Day

Dr Mohamed taher abdel karim
holds a phd in psychology specializing in mental
health, & is a university lecturer

๐Ÿ“Goobta: Hodan Hospital
๐Ÿ“… Taariikhda: 10 september 2026
โฑ๏ธ waqtiga: 3:00 PM

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚Topic: World Su***de Prevention DayMr farah mohamed sharaweMaareeyaha Hayโ€™ada Daawada iyo...
10/09/2026

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚

Topic: World Su***de Prevention Day

Mr farah mohamed sharawe
Maareeyaha Hayโ€™ada Daawada iyo Agabka
Caafimaadka Soomaaliya

๐Ÿ“Goobta: Hodan Hospital
๐Ÿ“… Taariikhda: 10 september 2026
โฑ๏ธ waqtiga: 3:00 PM

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚Topic: World Su***de Prevention DayH.E Dr marian Mohamed Hussein๐Ÿ“Goobta: Hodan Hospital ๐Ÿ“…...
10/09/2026

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚

Topic: World Su***de Prevention Day
H.E Dr marian Mohamed Hussein

๐Ÿ“Goobta: Hodan Hospital
๐Ÿ“… Taariikhda: 10 september 2026
โฑ๏ธ waqtiga: 3:00 PM

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚Topic: World Su***de Prevention DayDr Abdulkadir sheikh omarMedical Director, Hodan hospi...
10/09/2026

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚

Topic: World Su***de Prevention Day

Dr Abdulkadir sheikh omar
Medical Director,
Hodan hospital

๐Ÿ“Goobta: Hodan Hospital
๐Ÿ“… Taariikhda: 10 september 2026
โฑ๏ธ waqtiga: 3:00 PM

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚Topic: World Su***de Prevention DayDr luul mohamed mohamudpresident of somali medical ass...
10/09/2026

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚

Topic: World Su***de Prevention Day

Dr luul mohamed mohamud
president of somali medical association

๐Ÿ“Goobta: Hodan Hospital
๐Ÿ“… Taariikhda: 10 september 2026
โฑ๏ธ waqtiga: 3:00 PM

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚Topic: World Su***de Prevention DayDr Sariyo Mohamed ShireMBBS, MD (psychiatry) mental he...
09/09/2026

๐€๐–๐€๐‘๐„๐๐„๐’๐’ | ๐‡๐„๐€๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐€๐“๐‡ ๐‚๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐‚

Topic: World Su***de Prevention Day

Dr Sariyo Mohamed Shire
MBBS, MD (psychiatry) mental health & islamic psychology specialist

๐Ÿ“Goobta: Hodan Hospital
๐Ÿ“… Taariikhda: 10 september 2026
โฑ๏ธ waqtiga: 3:00 PM

Address

Adani Tower , 2-Floor 6 Apartment (604)
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Healing Path Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share