Daryeel Eye Hospital

Website

Daryeel Eye Hospital Waa Hoyga Daryeelka Indhaha๐Ÿ‘๏ธ.

17/08/2026

๐Ÿ‘๏ธ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ท๐—ผ ๐——๐—ต๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—ž๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ, ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ฏ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ผ ๐—›๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜†!
๐—ก๐˜‚๐—ฟ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐˜‚ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ, ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐˜…, ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ท๐˜‚๐—ด ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜†.

๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต, ๐—ก๐˜‚๐—ฟ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ

โœจ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ, ๐—ฟ๐—ฎ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐—ด๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ผโ€”๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ต.

๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—˜๐˜†๐—ฒ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ ๐—ฆ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐—ซ๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ โ€“ ๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ, ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ
๐Ÿ“ž +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿฏ๐Ÿฏ๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฌ๐Ÿฌ

๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ.

10/08/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ!.
๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—•๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ Daryeel Eye Hospital ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜† ๐—ข๐—น๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐—พ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ & ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ oo ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ah (๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด ๐—น๐—ฎ'๐—ฎ๐—ฎ๐—ป) ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ผ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป.

๐Ÿ“ข WARGELIN MUHIIM AHKa Faa'iideyso Ololaha Baaritaannada & Qaliimada  Indha Fiiqista oo Lacag La'aan ah!Daryeel Eye Hosp...
01/08/2026

๐Ÿ“ข WARGELIN MUHIIM AH

Ka Faa'iideyso Ololaha Baaritaannada & Qaliimada Indha Fiiqista oo Lacag La'aan ah!
Daryeel Eye Hospital wuxuu bulshada ugu bishaareynayaa inuu bilaabay olole caafimaad oo lacag la'aan ah, kaas oo lagu bixinayo:
๐Ÿ‘๏ธ Baaritaanno guud oo indhaha ah
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Qaliimada Indha Fiiqista oo Bilaash ah

Ololahani wuxuu socon doonaa muddo kooban, sidaa darteed waxaan ku dhiirrigelinaynaa dhammaan bulshada inay ka faa'iideystaan fursaddan qiimaha badan.

๐Ÿ“ Goobta: Suuqa Xoolaha โ€“ Muqdisho, Soomaaliya๏ฟฝ๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah ama ballan qabasho wac: +252 619332500 ama +252615758127

Daryeelka Indhahaaga Waa Mudnaanteenna Koowaad.

**๐Ÿ‘๏ธ DARYEEL EYE HOSPITAL โ€“ Isbitaalka Indhaha Ee Daryeel****โœจ Daryeelka Indhahaaga Waa Mudnaanteenna Koowaad.**Ma qabta...
23/07/2026

**๐Ÿ‘๏ธ DARYEEL EYE HOSPITAL โ€“ Isbitaalka Indhaha Ee Daryeel**

**โœจ Daryeelka Indhahaaga Waa Mudnaanteenna Koowaad.**

Ma qabtaa dhibaatooyin dhanka aragga ah? Ha sugin ilaa ay ka sii daraan. Ka hel adeegyo indho oo casri ah, sax ah oo la isku haleyn karo.

**Waxaan bixinnaa:**
โœ… Baarista Indhaha
โœ… Muraayadaha Indhaha
โœ… Qalliimada Indhaha
โœ… Daaweynta Xanuunnada Indhaha

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ **Dhakhaatiir khibrad leh iyo qalab casri ah** ayaa diyaar kuu ah si ay u ilaaliyaan caafimaadka indhahaaga.

๐Ÿ“ **Goobta:** Suuqa Xoolaha โ€“ Muqdisho, Soomaaliya
๐Ÿ“ž **Nagala soo xiriir:** +252 61932500

**๐Ÿ‘๏ธ Arag Mustaqbalkaaga Si Wanaagsan โ€“ Ku kalsoonow Daryeel Eye Hospital.**

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—น๐—ถ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ. ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ ๐—”๐—ฟ๐—ฎ๐—ด ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ...
13/07/2026

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—น๐—ถ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ. ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ ๐—”๐—ฟ๐—ฎ๐—ด ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.
๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ Daryeel Eye Hospital

๐Ÿ“ Daryeel Eye Hospital โ€“ Suuqa Xoolaha, Muqdisho Somalia.
๐Ÿ“ž +252 619332500

Baritaanka indhaha oo aad joogteyso, waxey ku horseedi kartaa arag wanaagsan.Xanuunada ku dhaca araga waxaa lagu ogaan k...
20/06/2026

Baritaanka indhaha oo aad joogteyso, waxey ku horseedi kartaa arag wanaagsan.
Xanuunada ku dhaca araga waxaa lagu ogaan karaa kaliya qalabka Baritaan araga.
Indhahaga waa iftiinkii nolashada.
Nagu soo booqo isbitaalka indhaha ee Daryeel Eye Hospital

Nagu soo booqo oo la kulan Dr. Ilyas Hussein GediDhaqtarka Daaweynta iyo Qaliinnada Indhaha.Hel daryeel indho oo tayo sa...
15/06/2026

Nagu soo booqo oo la kulan Dr. Ilyas Hussein Gedi
Dhaqtarka Daaweynta iyo Qaliinnada Indhaha.

Hel daryeel indho oo tayo saro leh, baaritaan sax ah iyo daaweyn casri ah.

๐Ÿ“ Daryeel Eye Hospital โ€“ Suuqa Xoolaha, Muqdisho Somalia.
๐Ÿ“ž +252 619332500

Xili h**e oo aad sameyso Baaritaanka indhaha waa badqabka aragaaga,  ha sugin ilaa aragaagu uu daciifo ama Xanuun aad da...
11/06/2026

Xili h**e oo aad sameyso Baaritaanka indhaha waa badqabka aragaaga, ha sugin ilaa aragaagu uu daciifo ama Xanuun aad dareento. Nagu soo booqo Daryeel Eye Hospital waxaa diyaar kugu ah Dhaqaatiir ku taqasustay daweynta indhaha iyo Qaliimadooda.

๐Ÿ“ Suuqa Xoolaha, Muqdisho โ€“ Soomaaliya
๐Ÿ“ž +252 619332500

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AHDaryeel Eye Hospital waxay bulshada ku wargelinaysaa in la kulanka dhaqtarka, baaritaanka indhaha iy...
08/06/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH

Daryeel Eye Hospital waxay bulshada ku wargelinaysaa in la kulanka dhaqtarka, baaritaanka indhaha iyo kumbiyuuterka indhaha ay BILAASH yihiin ilaa 30 June 2026

Ka faaโ€™iidayso fursaddan dahabiga ah si aad u hubiso caafimaadka indhahaaga.

๐Ÿ“ Suuqa Xoolaha, Muqdisho โ€“ Soomaaliya
๐Ÿ“ž +252 619332500

Address

Suuqa Xolaha
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel Eye Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category