Mr Baxroos MLS

Mr Baxroos MLS 🔬 MLT | Lab Science & Diagnostics
⚙️ Practical Skills • Real Lab Insights
🧪 Microbiology | Hematology | Chemistry

06/05/2026

🧪 Ku soo dhawoow bog cusub oo u heellan Medical Laboratory Technology (MLT)

Halkan waxa aad ka heli doontaa aqoon sax ah, waayo-aragnimo dhab ah, iyo talooyin waxtar leh oo ku saabsan shaqada sheybaarka—meesha ay ka bilaabato ogaanshaha saxda ah ee cudurrada.

🔬 Waxaan diiradda saari doonaa:
• Farsamooyinka muhiimka ah ee sheybaarka
• Sida loo akhriyo loona fahmo natiijooyinka
• Khaladaadka caamka ah iyo sida loo saxo
• Antibiotic sensitivity (AST) iyo microbiology
• Hormones, hematology, iyo diagnostics casri ah

🎯 Ujeedkaygu waa in aan kor u qaado fahamka MLT, isla markaana aan abuuro bulsho xirfadlayaal ah oo isdhaafsada aqoon iyo khibrad.

Haddii aad tahay:
👨‍⚕️ Medical Laboratory Professional
🎓 Arday baranaya MLT
💡 Ama qof xiiseynaya caafimaadka iyo diagnostics
👉 Boggan waa adiga.

📌 Follow garee, share samee, kana qayb qaado

Aqoonta la wadaago waa awood.
MR ALI SH MUSE[ MR BAXROOS] Lab supervisor

05/05/2026

Address

Ali Hussein
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr Baxroos MLS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category