28/08/2026
Caafimaadku iyo waqtigu waa laba nimco oo qaali ah oo Alle SWT ina siiyey. Si kastaba ha ahaatee, dad badan waxay garan waayaan qiimahooda ilaa caafimaadku daciifo ama waqti badan uu ka lumo .
Nabigeenna Suuban ๏ทบ wuxuu inoo sheegay in labadan nimco ay yihiin kuwa dad badan ku khasaaraan.
Haddaba, aynu qiimeyno caafimaadkeenna, ilaalinno jirkeena, kana shaqeyno ka hortagga cudurrada si aan ugu noolaano nolol caafimaad leh oo tayo wanaagsan leh.
๐ Blacksea โ Hawlwadaag, Mogadishu โ Somalia
๐ 0613777367
๐ฌ WhatsApp: +252 612888222