07/06/2026
🤱 MUHIIMADDA DARYEELKA HOOYADA UURKA LEH (ANC)
ANC (Antenatal Care) waa daryeelka caafimaad ee la siiyo haweeneyda uurka leh inta aysan dhalin. Booqashooyinka ANC waxay ka caawiyaan in si h**e loo ogaado dhibaatooyinka uurka, lana ilaaliyo caafimaadka hooyada iyo ilmaha.
✅ La socodka caafimaadka hooyada
✅ Koritaanka iyo caafimaadka ilmaha
✅ Baaritaannada dhiigga iyo kaadida
✅ Talooyin ku saabsan nafaqada iyo hab nololeedka caafimaadka leh
✅ Ka hortagga dhibaatooyinka uurka iyo dhalmada
📅 Hooyo kasta oo uur leh waa inay bilowdaa booqashooyinka ANC sida ugu dhaqsaha badan marka ay ogaato uurka.
💙 Hooyo caafimaad qabta = Ilmo caafimaad qaba.
📞 Wixii talo caafimaad ah kala xiriir:
Dr. Fathi Hassan
Tel: 0613729966