Somali Sudanese Hospital - Maana-Boolyo

Website

Somali Sudanese Hospital - Maana-Boolyo The Somali Sudanese Specialist Hospital is a Somali-owned hospital registered by the Ministry of Heal

30/08/2026

Wargelin Muhiim ah: Nambarka Dhakhtarka oo BILAASH ah!Haddii aad ka cabanayso ciladaha Maqaarka, Timaha, iyo Cidiyaha (sida finanka, xasaasiyadda, cambaarta, ama timo-daadashada), ha moogaan fursaddan! Maalinta Isniinta ah waxaa laanta Maana-Boolyo ee Somali Sudanese Hospital joogta Dhakhtarad ku takhasustay Cudurrada Maqaarka oo ku qaabili doonta si lacag la'aan ah. Horey u soo gaar! 🩺✨
📍 Goobta: Maana-Boolyo, Degmada Shibis
💬 WhatsApp / Wicitaan: +252 611542294

Fursad Cusub iyo Nambar-ka Dhakhtarka oo LACAG LA'AAN ah!Laanta Maana-Boolyo ee Somali Sudanese Specialized Hospital wax...
30/08/2026

Fursad Cusub iyo Nambar-ka Dhakhtarka oo LACAG LA'AAN ah!Laanta Maana-Boolyo ee Somali Sudanese Specialized Hospital waxaa imaanaya Dhakhtarka ku takhasusay Cudurrada Maqaarka (Dermatology). Hadii aad ka cabanayso cuncun, xasaasiyad, cambaar, ama timo-daadasho, ha moogaan fursaddan maalin dambe oo Isniin ah, 31-ka August! 🩺✨📍 Goobta: Maana-Boolyo, Degmada Shibis💬 WhatsApp: +252 611542294

Dhakhtarka ku takhasusay Kelyaha, Kaadi-mareenka iyo Taranka Ragga ayaa kuugu imaanaya Somali Sudanese Specialized Hospi...
27/08/2026

Dhakhtarka ku takhasusay Kelyaha, Kaadi-mareenka iyo Taranka Ragga ayaa kuugu imaanaya Somali Sudanese Specialized Hospital – Maana-Boolyo. 30 Augost 🩺

La-tashiga iyo waa lacag la’aan.

Haddii aad ka cabanayso kelyo xanuun, kaadida oo ku gubata, kaadi-baxsad, dhagaxa kaadi-mareenka, qanjirka Prostate-ka, hammi-yarida ama dhalmo-la’aanta ragga, ka faa’iidayso fursaddan.

📅 Axad, 30 August 2026
📍 Maana-Boolyo, Degmada Shibis
📱 WhatsApp: +252 611542294

Jumma MubarakWhatsApp: +252 611542294Goobta: ManaBoolyo Deg-Shibis
27/08/2026

Jumma Mubarak
WhatsApp: +252 611542294
Goobta: ManaBoolyo Deg-Shibis

La kulanka   maalinta khamiista ah Berito Waa Bilaash ka Faaiideysi Wacan WhatsApp: +252 611542294Goobta: ManaBoolyo Deg...
26/08/2026

La kulanka maalinta khamiista ah Berito Waa Bilaash

ka Faaiideysi Wacan
WhatsApp: +252 611542294
Goobta: ManaBoolyo Deg-Shibis

25/08/2026

La kulanka dhakhtarda haweenka iyo
baaritaanka computer-ka (Ultrasound) ee hooyada uurka leh.
Waa lacag la,aan ah
📍 Goobta: Maana-Boolyo, Degmada Shibis
💬 WhatsApp / Wicitaan: +252 611542294

aaweynta Xanuunka Kilyaha — Somali Sudanese Specialized Hospital (Laanta Maana-Boolyo) wuxuu kuu diyaar u yahay daryeel ...
24/08/2026

aaweynta Xanuunka Kilyaha — Somali Sudanese Specialized Hospital (Laanta Maana-Boolyo) wuxuu kuu diyaar u yahay daryeel caafimaad oo casri ah iyo la tashi ku saabsan xanuunada kelyaha iyo kaadi mareenka raga.
📍 Goobta: Maana-Boolyo, Degmada Shibis
💬 WhatsApp / Wicitaan: +252 611542294

23/08/2026

📢 Baro Sida Saxda ah ee Loo Cabbiro Dhiig-karka!Daawo Dr. Hassan Cumar Cali oo faahfaahin muhiim ah ka bixinaya habka saxda ah ee loo cabbiro dhiig-karka si aad uga fogaato khaladaadka. Nala daawo wacyigelinta! 🩺👇📍 Qeybta: Maana-Boolyo, Degmada Shibis💬 WhatsApp / Wicitaan: +252 611542294

Maku kragto Ubadkaaga qandho joogto ah, ha dhayalsan halisteeda. Qeybta Carruurta ee Somali Sudanese Specialized Hospita...
23/08/2026

Maku kragto Ubadkaaga qandho joogto ah, ha dhayalsan halisteeda. Qeybta Carruurta ee Somali Sudanese Specialized Hospital (Maana-Boolyo) waxay kuu haysaa baaritaan iyo daawayn degdeg ah oo hufan.
📍 Goobta: Maana-Boolyo, Degmada Shibis
💬 WhatsApp / Wicitaan: +252 611542294

Address

28WW+5PW Isgoyska Maanaboolyo
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Sudanese Hospital - Maana-Boolyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category