25/07/2026
✨ Maqaarkaaga sii daryeelka uu mudan yahay!
Ka faa'iidayso 40% DHIMIS adeegga HydraFacial ee Nageeye Hospital, oo ah daawayn casri ah oo si qoto dheer u nadiifisa una soo celisa dhalaalka dabiiciga ah ee maqaarka.
HydraFacial waxay kaa caawinaysaa:
✅ Nadiifin qoto dheer
✅ Yaraynta miinta iyo wasakhda maqaarka
✅ Qoyaan siinta maqaarka
✅ Soo celinta iftiinka iyo caafimaadka maqaarka
📅 wuxuu ku egyahay: 02 August 2026 - Ha seegin fursaddan gaarka ah. Qabso ballantaada maanta
🌐 Booqo Website-ka: www.nageeyehospital.com
📍 Goobta: Nageeye Hospital – Bulahubey
📞 +25261 1174357
Nageeye Hospital – Your Health Is Our Priority 💚