Dr Abdiwali Hassan dhaqtarka maqaarka timaha iyo cidiyaha

Website

Dr Abdiwali Hassan dhaqtarka maqaarka timaha iyo cidiyaha Maqaarkaagu waa aqoonsigaaga; daryeelkiisuna waa masuuliyaddayda.๏ฟฝ

17/09/2026

๐Ÿฉบ Daaweynta cambaartu waxay u baahan tahay daaweyn sax ah oo ku habboon xaaladdaada.

Haddii cambaartu mar walba soo laabato, ama aad muddo dheer daawo u isticmaalaysay iyadoo aan si fiican loo xakameyn, waxaa muhiim ah inaad la tashato dhaqtarka maqaarka si loo ogaado sababta iyo nooca cambaarta, kadibna loo sameeyo qorshe daaweyn oo ku habboon.

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Abdiwali Hassan
Dermatologist โ€“ Dhaqtarka Maqaarka, Timaha & Cidiyaha

๐Ÿ“ž Tel: 0617621677
๐Ÿ“ Midnimo Rheumatology Center

Ha ku ekaan daawo aad iskaa u isticmaasho โ€” hel qiimeyn iyo daaweyn sax ah.

16/09/2026
05/09/2026

Kala-goys xanuunku ma aha oo kaliya xanuun ku qabtaโ€”waa wax si tartiib ah kuugu diida inaad si xur ah u socoto, u fariisato, ama aad waqtigaaga la qaadato dadka aad jeceshahay. ๐Ÿ’”
โ€‹
โ€‹Ha u ogolaanin xanuunka inuu maamulo noloshaada.
Maanta qaad tallaabada ugu horreysa ee caafimaadkaaga.

Nala so xariir 61 5710174

03/09/2026

โš ๏ธ CAMBAARTU HADDII AY SOO LAAB-LAABATO, HA IS-Daaweyn!

Cuncun kasta cambaar ma aha. Waxaa jiri kara sababo kale oo u baahan baaritaan sax ah.

โŒ Isticmaalka daawooyinka cambaarta muddo dheer adigoon dhakhtar kula socon wuxuu keeni karaa dhibaatooyin caafimaad.

โœ… La tasho Dhaqtarka Maqaarka si loo ogaado sababta cuncunka iyo daawada saxda ah.

๐Ÿ“ž Haddii aad la dhibantahay cambaar ama cuncun soo noqnoqda, nala soo xiriir:
+252 617 621 677

๐Ÿฅ Midnimo Rheumatology Center
Daryeel โ€ข Baaritaan โ€ข Daaweyn

29/08/2026

XARUNTA DAWEYNTA CURURADA KALAGOSYADA IYO ROMATISMKA

27/08/2026

Qalimo Laser Bilaash ah ๐ŸŽฏ

Ma leedahay keloid dhegta ah ama warts (burooyinka maqaarka)?
Hadda ka faaโ€™iidayso qalimo laser bilaash ah oo lagu daaweynayo xaaladahan.

๐Ÿ“ Midnimo Rheumatology Center
๐Ÿ“ž 0617621677

Fursaddan ha seegin โ€” boosaska waa xaddidan yihiin!

20/08/2026

Alopecia Areata Incognita (AAI) ๐Ÿง‘โ€โš•๏ธ

Waa nooc dhif ah oo ka mid ah Alopecia Areata, kaas oo sababa timo-daadasho degdeg ah oo baahsan, iyadoo aan muuqan meelaha bidaarta ah ee caadiga ah.

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Haddii aad la kulanto timo-daadasho badan, la tasho dhakhtar si loo sameeyo baaritaan iyo daaweyn ku habboon.

๐Ÿ“ Midnimo Rheumatology Center โ€“ Muqdisho
๐Ÿ“ž 0617621677
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: 0617621677

17/08/2026

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdiwali Hassan dhaqtarka maqaarka timaha iyo cidiyaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category