Kaafi data services

Call Website Contact the practice

Kaafi data services Communication of social media

21/11/2024

Saadali Oo ku guuleso 15 $ Oo ay Bixineyo Shukrigamer sharuudaha waa inaad follow soo dhahaa linkiga yaala commentiga kowaad

Fg hadii aadan follow soo dhihin linkigaas oo aad saadaliso Abaalmarin ha igu imaan ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘Œ

03/10/2024
Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u direysaa Khadra Hajji Mohamed Congratulations of graduation Waxaan kuugu hambalyeynaya...
12/07/2024

Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u direysaa

Khadra Hajji Mohamed
Congratulations of graduation

Waxaan kuugu hambalyeynayaa guusha aad mudan tahay

Hambalyo hambalyo hambalyo guushiina Hambalyo hambalyo hambalyo guushiina gaarteen. Markaa waan ku faraxsanahay inaan arko waxaad ku guuleysato waxyaabo waaweyn."

Maalinta farxad badan aan kula qabsaneeynaa Hormar wacan .H**e u socda cilmigaa baratay alle ha nigu anfaco .

Waa mar kale iyo taxanihii yeey damuljadiid u xirtay .Shirkadaan ayaa la wareegtay shaqadii tasdiiqa shahaadada ee wasaa...
13/06/2024

Waa mar kale iyo taxanihii yeey damuljadiid u xirtay .

Shirkadaan ayaa la wareegtay shaqadii tasdiiqa shahaadada ee wasaaradda arrimaha dibadda.

waxay h**e aheyd 20$
Hadane waxaa laga dhigay 45$

Hada meydka xitaa ganacsi miyaa aduunyo waayey wax walbo waad arkeeysaa.

U share gareey si dadka bulshada u arkaan

30/05/2024

Ha raadinin qof waji qurxan leh, balse waxaad raadisaa qof qalbi wanaagsan leh,

Maxaa yeelay wax walboo kula qurxan ma wanaagsana, balse wax walboo kula wanaagsan wey qurxan yihiin.

Macalin shirwac Boy  dadka beeynta ka dhaaf wax lacag ma laga rabo .Social media beeynta waa lagu soo galaa challenge wa...
24/05/2024

Macalin shirwac Boy dadka beeynta ka dhaaf wax lacag ma laga rabo .

Social media beeynta waa lagu soo galaa challenge waxbo la imoow.

09/05/2024

Jiirka bini'aadamku waa hal dhisme waxa uu ka kooban yahay balaayiin dhismayaal yaryar oo afar nooc oo waaweyn ah:
1) Cells :๐˜‚๐—ป๐˜‚๐—ด๐˜†๐—ผ
2) tissues. :๐˜‚๐—ป๐˜‚๐—ด๐—ผ
3) Organs. : ๐˜…๐˜‚๐—ฏ๐—ป๐—ผ
4) systems :๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€

๐—๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ wuxuu ka kooban yahay toban hab oo waaweyn:

1) Skeletal : ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ณ๐—ผ๐—ผ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ
2) Muscular : ๐— ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—พ๐˜†๐—ผ
3) Nervous : ๐—ก๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ
4) Cardiovascular : ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป
5) Respiratory : ๐—ก๐—ฒ๐—ฒ๐—ณ๐˜€๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ
6) Digestive : ๐——๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ณ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ
7) Urinary : ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ
8)Reproductive : ๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป
9) Endocrine : ๐—ก๐—•
10) Lymphatic : ๐—ก๐—•

Hadii aad ka heshay Like saar, si aan u helno saaxiibo sida adiga oo kale ah share dheh .

Abdi Kafi Ali Ak

30/04/2024

Big Game Horseed vs Mcc Saadaali Oo ku guuleso 10$ Oo ay Idinku Tala Gashay Shirkada Dubista Iyo qadista Sawirada Naani Kaambo Production

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi data services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaafi data services:

Shortcuts

Share