Dalmar Hospital, Xarunta Al-Nuur, Heliwaa

Call Website Contact the practice

Dalmar Hospital, Xarunta Al-Nuur, Heliwaa Isbitaalka Dalmar waxaa diyaar ku ah dhakhaatiir takhasus ah & howlwadeen u nugul daryeelka bukaanka.

24/06/2026

๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐: ๐๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ง๐ญ๐š (๐“๐ก๐ฒ๐ซ๐จ๐ข๐), Saamayn intee la'eg ayuu ku keenaa qofka haddii ay bataan ama ee yaraadaan ๐๐ก๐ž๐ž๐œ๐š๐š๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐จ?
Latasho Dhakhaatiirteenna Isbitaalka Dalmar.

๐Ÿ“ž Faahfaahin wac: 2666 | 0614918080
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]





17/06/2026

๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐: ๐๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ง๐ญ๐š (๐“๐ก๐ฒ๐ซ๐จ๐ข๐), Saamayn intee la'eg ayuu ku keenaa qofka haddii ay bataan ama ee yaraadaan ๐๐ก๐ž๐ž๐œ๐š๐š๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐จ?

Latasho Dhakhaatiirteenna Isbitaalka Dalmar.
๐Ÿ“ž Faahfaahin wac: 2666 | 0614918080
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]




01/12/2025

Qaab-nololeedka qofka ayaa saameyn weyn ku keeni kara Caafimaadkiisa, si gaar ah Xanuunka Macaanka oo keeni kara in uu wax yeeleeyo xubanaha qofka qaar.

Latasho Dhakhaatiirteenna Isbitaalka Dalmar.
๐Ÿ“ž Faahfaahin wac: 2666 | 0614918080
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]




26/11/2025

Macaanka ama Sokorowga waa Cudurka kaliya ee keena in lawaayo Xubin kamid ah jirka! Fadlan ka taxadar xanuunkaas, la soco oo latasho dhakhaatiirteenna.

Latasho Dhakhaatiirteenna Isbitaalka Dalmar.
๐Ÿ“ž Faahfaahin wac: 2666 | 0614918080
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]




27/05/2025

Wax kasto oo ku saabsan ๐๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐“๐ก๐ฒ๐ซ๐จ๐ข๐-ka dhawaan ka daawo ๐›๐š๐ซ๐ญ๐ž๐ž๐ง๐ง๐š ๐˜๐จ๐ฎ๐“๐ฎ๐›๐ž; https://www.youtube.com/

Lakunan ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐, dhakhtarka cudurrada guud ee Isbitaalka Dalmar, xarunta Al-Nuur, Heliwaa, kaas oo daaweynaya dhammaan xanuunnnada ๐’๐จ๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐š, ๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ -๐ค๐š๐ซ๐ค๐š, Xanuunnada ๐๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ค๐š ๐“๐š๐š๐ฒ๐ซ๐จ๐จ๐๐ค๐š, ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ญ๐ง๐š ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ž๐ค๐ฌ๐ก๐š๐ง๐š๐ค ๐‘๐š๐ ๐ ๐š iyo ๐ƒ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š, iyo Xanuunnda ๐Œ๐š๐ช๐š๐š๐ซ๐ค๐š.

Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir lambarka gaaban 2666 ama ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ:
https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]


Waxaan ku faraxasannahay in aan qayb weyn ka ahayn taabogelinta ciyaarta k**a dambeysta Tartanka Ramadanka kooxaha degma...
10/04/2025

Waxaan ku faraxasannahay in aan qayb weyn ka ahayn taabogelinta ciyaarta k**a dambeysta Tartanka Ramadanka kooxaha degmada Heliwaa, kaas oo ka dhacay garoonka Heliwaa Stadium.





29/03/2025

Qaar kamid ah howlwadeennada Isbitaalka Dalmar, xarunta Al-Nuur ee degamda Heliwa oo fariinta hambalyada Ciidda la wadaagay bulshada Islaamka iyo kuwa ku xiran Isbitaalka. Nabad iyo Caafimaad kula ciida qoysaskiisa iyo asxaabtiinna.

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]



Ciid Wanaagsan dhammaan bulsho-weynta Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku xiran Isbitaalka Dalmar. Caafimaad iyo Nabad ...
29/03/2025

Ciid Wanaagsan dhammaan bulsho-weynta Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku xiran Isbitaalka Dalmar. Caafimaad iyo Nabad kula ciida qoysaskiina iyo asxaabtiina.

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]



Qaar kamid ah howlwadeennada Isbitaalka Dalmar, Xarunta Al-Nuur ee Degamada Heliwaa oo Afur-wadaag iskugu yimid. [Hiigsi...
29/03/2025

Qaar kamid ah howlwadeennada Isbitaalka Dalmar, Xarunta Al-Nuur ee Degamada Heliwaa oo Afur-wadaag iskugu yimid.

[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga]



Bisha Soonqaad, dad badan hurdo yari baa ku dhacda sababtoo ah saacadaha cuntada iyo cibaadada oo is beddela. Hurdo xuma...
18/03/2025

Bisha Soonqaad, dad badan hurdo yari baa ku dhacda sababtoo ah saacadaha cuntada iyo cibaadada oo is beddela. Hurdo xumadu waxay keeni kartaa daal, feejignaan yari, iyo caafimaad darro. Si aad hurdo fiican u hesho, raac talooyinkan hoose.

Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir 0614918080 ama ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ:
https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1

[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga]



Address

Al-Nur Branch, Heliwaa
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Hospital, Xarunta Al-Nuur, Heliwaa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dalmar Hospital, Xarunta Al-Nuur, Heliwaa:

Shortcuts

Share

Category