Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist

Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist, Sobe Road, in front of Hayat Supermarket, Mogadishu.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐”๐‹ ๐€๐ƒ๐—๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
26/05/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐”๐‹ ๐€๐ƒ๐—๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š

26/05/2026

Xili roobaadka caruurta waxa ay jecelyihiin in ay ku qubeestan roob, maxaa caafimad daro ah oo ka imaan kara?

Ubadkaaga ma la ildaran yahay hurdo laโ€™aan iyo daal joogto ah, la kulansii dhaqtarka carruurta si loo helo xal caafimaad...
17/05/2026

Ubadkaaga ma la ildaran yahay hurdo laโ€™aan iyo daal joogto ah, la kulansii dhaqtarka carruurta si loo helo xal caafimaad oo deg-deg ah.

Calaamadaha Caanka ah ee Gaaska Caruurta, Calool xanuun, matag, shuban iyo Oohin badan ayaa ka mid ah calaamadaha lagu g...
14/05/2026

Calaamadaha Caanka ah ee Gaaska Caruurta, Calool xanuun, matag, shuban iyo Oohin badan ayaa ka mid ah calaamadaha lagu garto gaaska carruurta.

13/05/2026

Saxarada ama aaryada gadaal ka timaada oo aad u urta, maxaa keeni kara? Ma cudur baa?

Mala dhibanyahay ubadkaaga jadeeco, la kulansii dhaqtarka caruurta si ubadkaagu u helo daaweyn caafimaad oo dhameystiran...
12/05/2026

Mala dhibanyahay ubadkaaga jadeeco, la kulansii dhaqtarka caruurta si ubadkaagu u helo daaweyn caafimaad oo dhameystiran.

07/05/2026

Xilliga roobka waxaa bata cudurro kala duwan oo saameyn kara caafimaadka caruurta, waxaan kuu sheegi doonna shan cudur oo bata xiliga roobka.

Caafimaadka carruurta waa masuuliyad wadajir ah ku dadaal daryeelka iyo caafimaadka ubadkaaga, La soco caafimaadkooda si...
27/04/2026

Caafimaadka carruurta waa masuuliyad wadajir ah ku dadaal daryeelka iyo caafimaadka ubadkaaga, La soco caafimaadkooda si ay u helaan korriin iyo nolol wanaagsan.

Nafaqo-darridu waa xaalad caafimaad darro oo halis ah oo ku timaadda marka jirka ilmaha uusan helin cunto iyo nafaqo ku ...
25/04/2026

Nafaqo-darridu waa xaalad caafimaad darro oo halis ah oo ku timaadda marka jirka ilmaha uusan helin cunto iyo nafaqo ku filan.

25/04/2026

๐ˆ๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š๐š๐ ๐ฎ ๐›๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ ๐Ÿ๐ข๐ฅ๐š๐ง ๐ฆ๐š ๐œ๐š๐›๐š๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ข๐ข๐ข?

Address

Sobe Road, In Front Of Hayat Supermarket
Mogadishu
2521

Telephone

+252613490055

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist:

Shortcuts

Share