Al-Huda Dollow Hospital

Call Website Contact the practice

Al-Huda Dollow Hospital Treat and allah Cures

03/09/2026

Ogaysiis !
Waxa la ogaysiinayaa dad waynaha ku nool deg doolow iyo nawaxigeeda in isbitaalka alhuda dollow hospital uu imaanayaa dr jamac oo ah dhaktar ku takhasusay indhaha waxuuna sameemayaa indbafiiq bilaash ah dr jama waxuu imanyaa 15 /9/2026 isdiwaangalinta waxay ka sicotaa isbitaalka fadlan horay u gaar
Waxii faahfaahin ah kala xirir 0615120705.

Al-Huda Dollow Hospital

31/10/2025
31/10/2025

CHF

Abdulrahman Hashi Dhiif  KAFAIDEYSTA Dr Cuna iyo Dhagaha oo imanaya isbitaalka Al-Huda Dollow Hospital
04/10/2024

Abdulrahman Hashi Dhiif

KAFAIDEYSTA Dr Cuna iyo Dhagaha oo imanaya isbitaalka Al-Huda Dollow Hospital

Ogaysiis waxaa la ogaysiinayaa Bulshaweynta ku nool Degmada Doloow iyo degaanada hoos yimaada in Isbitaalka Alhuda uu imaanayo Dr' Cabdiraxamaan Xaashi dhiif oo ku taqasusey Daweynta Cunaha Sanka iyo dhagaha.

Alle wax dawee horey u gaar isbitaalka Alhuda ee Degmada Doloow Somaaliya oo is diwaan gali ka hor 20/10/2024 oo uu dhaqtarka imaanayo.

Kala xiriir 0615895217/ 0615120705/ 0614866797

Halagaa Daweeyo Sanka Cunaha iyo Dhagaha..

30/09/2024

Wargelin muhiim ah.
Dhammaan bulshada ku dhaqan degmada Dollow iyo Beletxawo deegaannada ku dhawdhaw, waxaa la socodsiinayaa in Dr. C/Raxmaan Xaashi (Dr. Dhiif) oo ku takhasusay xanuunada cunaha, sanka, iyo dhegaha (ENT) kana soo shaqeeyay isbitaalka ugu caansan Muqdisho ahna dhaqtarka labadii sano ee lasoo dhaafay loo doortay abaalmarinta dhakhtarka Soomaaliya ugu fiican cunaha, sanka iyo dhagaha uu imaan doono xarunta Xarunta Alhuda Dollow Hospital ee degmada Dollow iyo Hilal specialist hospital ee Degmada Beletxawo
Xanuunada uu daweynayo dhkatarku waxaa kamid ah:
1.Sanboorka
2.Qumanka
3.Caabuqa dhegaha
4.Maqal yarida
5.Af-shiirka
6.Caburka joogtada ah
7.Xabeebta
8.Hilbaha sanka ka soo baxa
9.Burooyinka dhuunta (goiter)
10.Wax liqidda oo kugu adkaata
Dr. Dhiif wuxuu adeegsanayaa qalab casri ah sida endoscopy oo lagu ogaado dhibaatoyinka ka jira cunaha, sanka iyo dhegaha sida burooyinka, hilbaha sanka, dheecannada sanka, qalooca sanka, xirnaanshiyaha sanka, iyo qaar kaloo badan.
FG: Dhakhtarku wuxuu joogi doonaa muddo kooban, wuxuuna qaabilo doonaa tira xaddidan.
Isdiiwaangelintu waxay ka socotaa Xarunta Alhuda dollow hospital iyo Hilal specialist hospital ee degmoyinka Dollow iyo Beletxawo
Ka faa’iidayso fursaddan caafimaad, adigoon safar dheer galin!
Noqo qofka ugu horeysa ee ka kulma Dr. Dhiif kana faa’iidaysta adeegyada caafimaad ee uu fulinayo
Faahfaahin dheeraad ah, fadlan soo wac 0615120705/ 0615895217
Hubi maanta badqabka caafimaad ee maqalkaaga adiga iyo qoyskaagaa.
Dr ka waxuu imanya 20/10/2024

Ogaysiis waxaa la ogaysiinayaa Bulshaweynta ku nool Degmada Doloow iyo degaanada hoos yimaada in Isbitaalka Alhuda uu im...
29/09/2024

Ogaysiis waxaa la ogaysiinayaa Bulshaweynta ku nool Degmada Doloow iyo degaanada hoos yimaada in Isbitaalka Alhuda uu imaanayo Dr' Cabdiraxamaan Xaashi dhiif oo ku taqasusey Daweynta Cunaha Sanka iyo dhagaha.

Alle wax dawee horey u gaar isbitaalka Alhuda ee Degmada Doloow Somaaliya oo is diwaan gali ka hor 20/10/2024 oo uu dhaqtarka imaanayo.

Kala xiriir 0615895217/ 0615120705/ 0614866797

Halagaa Daweeyo Sanka Cunaha iyo Dhagaha..

Tibia Madial Condayler fracture
14/08/2024

Tibia Madial Condayler fracture

Address

Mogadishu
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Huda Dollow Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al-Huda Dollow Hospital:

Shortcuts

Share