Dr. Said Mohamed Nor

Dr. Said Mohamed Nor Welcome to the official page of Dr. Said Mohamed Nor (Dr. Said SOS) โ€“ Ph.D., Consultant Pediatrician (Dhakhtarka Caruurta).

Contact: Kaafi Hospital, Laami-yaraha Soobbe, Muqdisho, Somalia.

16/08/2026

Koritaanka ilmaha ee madaxa waxaa jira cabir loogu talogalay, maanta wax ka ogow koriimada madaxa ee unadka.

07/08/2026

Caafimaadka dhallaanka waxa fure u ah naaska hooyada oo uu dhallanka ka helo nafaqooyin kala duwan oo uu jirka u baahan yahay.

Ubadkaada ilaa meeqa sano ayaad naaska siineysay?

04/08/2026

Wali ma aragteen ilmo gabar dhallan maalmo oo xubinta taranka ka imaanaayaan dhiig.

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaago in aan aqbalo ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—บ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—”๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ต ๐—œ๐—ป๐˜€๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ.Haddii ubadkaa...
01/08/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaago in aan aqbalo ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—บ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—”๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ต ๐—œ๐—ป๐˜€๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ.

Haddii ubadkaagu ka cabanayo:
โœ… Xanuunnada maskaxda iyo neerfaha carruurta (sida suuxdinta iyo dib u dhaca korriinka),
โœ… Xanuunnada sambabada iyo neef-mareenka (sida neefta, oof-wareenka iyo qufaca joogtada ah),
โœ… Xanuunnada wadnaha,
โœ… Xanuunnada dhegaha, sanka iyo cunaha,
โœ… Xanuunnada caloosha iyo dheef-shiidka,
โœ… xaalad kasta oo caafimaad oo carruurta ku dhacda

Waxaad hadda si fudud uga faa'iidaysan kartaa Amanah Insurance, dib haa u dhigin caafimaadka ilmahaaga. Daryeelka saxda ah ee waqtigiisa la helo waa furaha caafimaad iyo mustaqbal wanaagsan.

๐Ÿ“ Kaafi Hospital
๐Ÿ“ž 061 700 2627

28/07/2026

Cagaarshowga A waa feyrus ku dhaca beerka, kaas oo ka yimaada nadaafad darrada biyaha iyo cuntada.

3 Tallaabo oo aad ubadkaaga ku badbaadin karto:
โœ… Qaado talaalka Cagaarshowga
โœ… Waxaa lagama maarmaan ah in gacmaha lagu dhaqo saabuun iyo biyo.
โœ… Hubi in cuntada iyo biyaha ay nadiif yihiin.
โœ… Sii ubadkaaga Tallaalka Cagaarshowga A.

๐Ÿฎ๐Ÿด-๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ผ: ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎAan si wadajir ah uga hortagno oo u ciribtirno cudurka Cagaarshowga! Ogow x...
28/07/2026

๐Ÿฎ๐Ÿด-๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ผ: ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

Aan si wadajir ah uga hortagno oo u ciribtirno cudurka Cagaarshowga! Ogow xaaladdaada caafimaad iyo ta ubadkaaga maanta.

ka hortaggu wuxuu ka wanaagsan yahay daawada.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahhin ama ballan ah: 0617 002627

22/07/2026

Nagu soo booqo Kaafi Hospital

17/07/2026

Waa maxay calaamadaha muujin kara kansarka maskaxda? Goormaasa loo baahan yahay in la tago goobaha caafimaad?

Jimco Wanaagsan
10/07/2026

Jimco Wanaagsan

08/07/2026

Waa maxay cuntada aan loo ogolayn in la siiyo ubadka ka yar hal sano?

Address

Taleeh Street, Hodan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+201114997056

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Said Mohamed Nor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category