Egyptian Doctors Alumni Club

Egyptian Doctors Alumni Club نادي خريجي الأطباء الصوماليين من مصر
يضم الأطباء الصوماليين خريجي الجامعات المصرية، والحاصلين على الزمالة المصرية، وخريجي برامج البورد

Qaar kamid ah kaadirka aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ka qalinjebiyay jaamacadaha Masar ayaa xalay magaalada Muqdisho ku...
19/03/2026

Qaar kamid ah kaadirka aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ka qalinjebiyay jaamacadaha Masar ayaa xalay magaalada Muqdisho ku yeeshay afur wadareed.
Waxa uu ahaa kulan aad u xiiso badan oo is-barasho iyo is-weydaarsi aqooneed faa’iido leh.

Hambalyo Dr. Cabdiraxmaan Muumin Cali, oo ku takhasusay cudurrada ku dhaca xididdada dhiigga, daaweyntooda iyo qalliimad...
02/03/2026

Hambalyo Dr. Cabdiraxmaan Muumin Cali, oo ku takhasusay cudurrada ku dhaca xididdada dhiigga, daaweyntooda iyo qalliimadooda.
Dr Abdi Rahman Mumin 👏👏

Waxaa caawa si heer sare ah u qabsoomay afur wadareed ay isugu yimaadeen bahda qalin-jebiyayaasha dhakhaatiirta Soomaali...
26/02/2026

Waxaa caawa si heer sare ah u qabsoomay afur wadareed ay isugu yimaadeen bahda qalin-jebiyayaasha dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay Jamhuuriyadda Masar.

Kulankan oo ujeeddadiisu ahayd xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhakhaatiirta kala duwan ee ku soo waxbaratay Masar, ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray sidii loo mideyn lahaa aqoonta iyo waayo-aragnimada si bulshada Soomaaliyeed loogu adeego adeeg caafimaad oo tayo sare leh, una jaanqaadi kara heerarka caalamiga ah.

Kulanku wuxuu ku soo dhammaaday jawi isfahan, walaaltinimo iyo go’aan mideysan oo ku aaddan horumarinta adeegyada caafimaadka dalka.

Address

Somegdrs@gamil. Com
Mogadishu
2699

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Egyptian Doctors Alumni Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share